Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Cabdi Casiis Maxamed Samaale Ayaa Boobe Yuusuf Ducaale ku Edeeyey inuu Xaqirayo,Qarinaya Waxqabadka Xukuumada Kulmiye Ku Talaabsatay.
Waxa uu Usoo jeediyay Hadii Xilka Madaxwaynahu Ka qaaday inaanu Ciil Ka Qaadin Ee Sunaha Dawlad-nimadu Sidaas Tahay.
Sidoo kale waxa uu Boobe Tusay inuu Madaxwaynaha Somaliland Dalk Xukumo Wasiirna Badali Karo Mid Kale Dalka Keeni Karo.
Sidaasna waxa uu Wasiirku Ka sheegay Madal uu Fadhiyay Boobe Yuusuf Ducaale oo Lagu Soo Casuumay waxaana uu yidhi.
“Kalmadda ‘Laakiin’ Luuqada Carabiga waxa la yidhaa waxay baabiisaa wixii ka horeeyay oo dhan,Xukumaddu waxbay qabatay,Madaxweynuhu wuu wanaagsan yahay laakiin, Laakiintaasi waxay leedahay waxba ma jiraan.marka aad leedahay Madaxweynuhu waxbuu qabtay,xukumaddu waxbay
HALKAN HOOSE KA DAAWO
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
info@hargeisaPress.com