Hambalyo Aroos Wacan: Abwaan Maxamed C/qaadir Colhaye iyo Ilhaan Maxamed Samatar oo Arooskoodu ka Dhacay Magaalada Hargeisa. + SAWIRRO

0
2574

Shiine Cilmi Kaahin iyo dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com iyo Aabo C/kariin Cali Buux Hooyo Caasha Axmed Sugaal  Maxamed C/kariin Cali iyo Xaaskiisa Mustafe C/kariin Cali iyo Xaaskiisa Raxma C/kariin Cali iyo Odaygeeda Muxiyadiin C/kariin Cali iyo Xaaskiisa Ismaaciil C/kariin Cali iyo Xaaskiisa Waxay Hambalyo, Bogaadin iyo Duco udirayaan Arooska Abwaan Maxamed C/qaadir Colhaye iyo Ilhaan Maxamed Samatar oo Caawa ka Dhacay Magaalada Hargeisa, Waxaanu leenahay noqda labadii isku Waara, Ubad khayr Qabana kala Hela. Aamiin..Aamiin.

aroos waca adi qadir

aroos wacan abdiqadiraroos wac adbiqadir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here