Daawo Muuqaal: Qaxoontigii Ugu badnaa ee Yemen oo Berbera soo Gaadhay + SAWIRRO

0
930

Berbera, (HargeisaPress) — Markab ay saaran yihiin in ka badan 1500 oo qof oo qaxooti ah kana soo Cararay Qalalaasaha ka taagan dalka Yemen ayaa soo gaadhay Dekeda Caalamiga ah ee Berbera .
Qoxooti_Berbera_soo_gaaray

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here