Daawo Muuqaal: Madaxweynaha Somaliland Oo La Kulmay Ra’isal Wasaaraha Ethiopia

0
790

Addis Ababa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxaud Siilaanyo iyo Weftigii uu hogaaminayay oo ku sugan dalka Itoobiya oo ay ku joogaan Martiqaad rasmi ah ayaa maanta kulan balaadhan la yeeshay Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Haylemariyam Disaaalim .

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here