Daawo Muuqaal: Kelmadihii Sadexda Xisbi & Afartii Qodob ee Heshiiska Caawa

0
798

Hargeysa, (HargeisaPress) — Kulan ay isugu yimaadeen sadexda Xisbi Qaran iyo Xukuumada Somaliland ayaa  lagu soo afjaray khilaafkii u dhexeeyey asxaabta mucaaradka ah iyo xukuumada eek u salaysnaa arrimaha doorashooyinka iyada oo laga soo saaray 4 qodob oo muhiima,waxaana si wada jira warbaahinta ula hadlay saddexda xisbi qaran  iyo madaxweyne ku xigeenka Somaliland.



 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here