London, (HargeisaPress) —Gabadh somali ah isla markaana ku noolayd magaalada london ayaa kufsi loo gaystay awgeed is dishay, waxaana kufsigan loo gaystay gabadha uu sababay inay qudha iska goyso iyadoona ay dawlada Britan ku fashilan tay inay soo qabato dadkii kufsiga u gaystay gabadhan somalida ah .
Halkan ka daawo muuqaalka warkan oo dhamaystiran
https://youtu.be/KGhsx1_mRkY
HargeisaPress News Desk — Hargeysa