Daawo Muuqaal: Fanaanka Caan baxay Ismaaciil Danan Oo soo Saarey Hees Cusub oo layidha Faqri Caashaq

0
1025

Hargeysa, (HargeisaPress) —Fanaanka Caanka ah ee Codka ee  Ismaaciil Danan  ayaa shalay soo saarey Hees uu jaceyl ku idlaaday oo  layidha Faqri Caashaq oo uu Ereyada ku fara yareystey Abwaanka Hassan Dhuxul Laabsalax iyo Musiga Axmed wali furinle Furinle Studio, Bal dhageysta oo nala qiimeeya Heestan macaan.

 

 

fikirkaaga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here