Daawo Muuqaal: Barnaamijka Xulka Iyo Xidiga ee Todobaadkan Oo Marti inoogu Tahay Fanaannada Yurub Geenyo Oo Soo saartay Hees cusub

0
1028

HARGEISA, (HargeisaPress) — Barnaamijka Xulka Iyo Xidiga oo ay soo saarto Hawraar Media  oo todobaadkan marti inoogu tahay Fanaanada codka Macaan Yurub Maxamed Cabdi (Yurub Geenyo). Fanaannada codka Macaan ee Sawtu Raxma Yurub Geenyo Oo Soo saartay Hees cusub .

 

 

 

 

Halkan ka Hoose ka daawo Muuqaalka

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here