Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Arrinka Kornayl Caarre

0
1441

Hargeysa, (HargeisaPress) —Taliska Ciidamada qaranka Somaliland ayaa waxa ay si adag u hadleen jabhada Kornayl Caarre. Abaan duulaha Ciidamada Qaranka Somaliland Sareeye Guuto Saleebaan Bare Xasan Geesood iyo Madaxa Hawl gelinta Ciidamada Qaranka Sareeye Guuto Faarax Maxamed Mire oo shir jaraa,id si wada jira ugu qabtay xarunta Miiska Saraakiisha ayaa waxa ay ka hadleen goosashada Kornayl Caarre, waxaanay soo bandhigeen falal uu ku kacay intii uu ka tirsanaa Ciidanka Qaranka.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here