Caynaba: Agaasimeyaal Soo Kormeeray Mashaariic Magaaladda Ka Socda

0
463

Caynaba (Hargeisa Press): Agaasimeyaasha guud ee wasaarradaha arrimaha gudaha, waxbarashada iyo caafiimaadka ee Somaliland ayaa maanta soo kormeeray mashaariic laga hirgelinayo magaaladda Caynaba.
Waxaanay agaasimeyaashu soo kormeereen cusbitaalka guud ee magaaladda Caynaba iyo dugsiyadda waxbarashada ee magaaladaasi.
Kormeerkaasi kadib waxay masuuliyiintani kulan la qaateen maayarka Caynaba iyo xubnaha laamaha dawladda ee gobolka Saraar.
Waxaana halkaa wwrbixin la xidhiidha mashaariicda ay wadaan ka siiyay maauarka degmadda Caynaba.

Daawo: Warkaasi:


Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here