Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Fariin U Diray Xubnaha Shaqaalaha Dawladda Ka Tirsan...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha dawladda Somaliland Md Farxaan Aadan Haybe ayaa ku wargeliyey dhammaan shaqaalaha dawladda Somaliland ee doonaaya in ay u tartamaan doorashooyinka Goleyaasha...

Wefti Uu Hogaaminayo Badhasaabka Gabiley Oo Safar Ku Tegay Degmadda Geed-balaadh

0
Geed-balaadh (HP): Wefti uu hogaaminayay badhasaabka gobolka Gabiley C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa maanta booqosho iyo kormeer ku tegay degmadda Geed-balaadh oo ka tirsan degmooyinka...

Baaq Ku Socda Kooxda Xidigaha Geeska Qalinka: Axmed Cismaan Batuun

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Fanka soomaalida oo taariikh ahaan ah mid doorar muhiima kasoo qaatay kaalmaha nololeed ee bulshada sida la dagaalankii gumaystaha,isla markaana in badan...

Sababta Aanay Saaxiibtinimada Facebook U Rumoobin Iyo Faa’idooyinka Kale Ee Uu U Leeyahay Jiritaankeeda

0
Washington , (HargeisaPress) — “Saaxiibtinimada shabakadda Facebook, runta waxba kama tarto” Sidaa waxaa daahfurtay cilmbaadhis cusub oo sheegtay in saaxiibbadaa laga samaysto bar-kulankan bulsho...

Hoggaamiyaha Siyaasadda Xamaas oo ka Hadlay Xal u Helidda Marinka Gaza

0
GAZA, (HargeisaPress) —Kaddib muddo bil ah oo u socday dagaal u dhaxeeyay dhinacyada Israel iyo Falastin ayaa iminka waxaa socda dadaallo ay Qaramada Midoobay...

Xukuumadda oo Shaacisay Xilliga Reer Hargeysa Biyo Nadiif ah oo Ku Filan Helayaan

0
Hargeysa, (HargeisaPress) –Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland Saleeban Cali Koore oo maanta hor tagay Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shaaciyey in magaalada Hargeysa ay biyo...

Xiisadda Libya oo U Muuqata Inay Faraha Ka Baxeyso 

0
TRIPOLI (Hargeisa Press) — Xiisadda Libya ayaa u muuqata mid faraha ka sii baxaysa, waxaana laga cabsi qabaa inay ku dagaalamaan quwado shisheeye oo kala...

Putin oo Tilmaamay Furraha Dagaalka Ee Mustaqbalka

0
St. Petersburg (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa si cad u sheegay in gelitaanka Ukraine ee NATO ay fure u tahay mustaqbalka dagaalka...

Faysal Cali Waraabe oo Sharci daro ku tilmaamay cashuurta Xukuumadu ku soo rogtay Warbaahinta

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid  Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa sharci daro ku tilmaamay cashuuro ay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ku...

“Cali Ahmed Jaamac Jiingeli iyo Dawladii uu ka Tirsanaa ee Xasan Sheikh Maxamuud...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulsta Hawada iyo Gaadiidka Cirka Cumar c/laahi Aadan ayaa shirjaraaid oo uu xafiiskiisa ku qabtay, kaga jawaabay hadal...