DEG DEG: Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Waddani oo Hada Xabsiga Loo Taxaabay
Hargeisa (Hargeisa Press)– Ciidamada Bileyska Somaliland ayaa caawa xidhay Afhayeenkii Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun iyo Xoghayaha xisbigaasi Khadar Xuseen Cabdi, Sida ay Shabakada...
Madaxtooyada Somaliland oo Si Adag Uga Jawaabtay Baaqii Guddoomiye Cirro
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka qaylisay Baaqa Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan-Cirro ugu yeedhay taageerayaasha Xisbigaas inay isugu yimaaddaan Isniinta Berri Xarunta dhexe...
DEG DEG: Ciidamo La Wareegay Xarunta Xisbiga Waddani
Hargeisa (Hargeisa Press)- Ciidamo ka tirsan booliska Somaliland ayaa waxaa ay goor dhawayd la wareegeen xarunta dhexe ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, halkaasi...
Somaliland: Al-shabaab oo Markii Ugu Horeysay Soo Gashay Gobolka Sanaag
Cerigaabo (Hargeisa Press)- Wararka hada naga soo gaadhaya gobolka Sanaag soona gaadhaya Shabakada Hargeisa Press, ayaa sheegaya in markii ugu horeysay lagu arkay deegaan...
Taliyaha Booliska Somaliland oo Shaaciyay In Ay Joojiyeen Mudaharaadkii Guddoomiye Cirro Ku Baaqay
Hargeisa (Hargeisa Press) – Taliyaha Ciidanka Bileyska Somaliland Sareeyo Guuto, Maxamed Aadan Saqadhi ayaa sheegay in aanay gabi ahaanba aqbali doonin mudaharaad dhaca, isla...
“Umalayn maayo in wakhtigan Qori xal lagu gaadhayo waana arrin gobolka ceeb ku ah”…...
Boorama (HP): Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa kula dar-daarmay bulshadda gobolka Awdal in ay dhinac uga soo wada jeedsadaan cid kastoo...
Xeer Ilaaliyihii Maxkamada Milateriga Somaliland oo Goostay
Garoowe (Hargeisa Press)- Xeer ilaaliyihii maxkamadda sare ee ciidamada Milateriga Somaliland, Gaashaanle Dhexe Sahal Faarax Raage oo maanta warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa sheegay...
Akhri: Magacyada Guddi Guurtidu U Saartay Inay Ka Soo Talo-bixiyaan Muddo-kordhin Madaxweyne Biixi U...
Hargeisa (Hargeisa Press) – Golaha guurtida Somaliland ayaa Guddi ka kooban 29 Xubnood u saaray ka soo talo-bixinta mudoo kordhin mar kale loo samaynayo...
“Reer Awdaloow Nabadgelyada La Idinkama Martiyayo” Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland
Boorama (Hargeisa Press) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa sheegay inaan Cidna loo daba fadhiisanayn ilaalinta Amniga guud ee Gobolka...
Ayax Fara Badan Oo Baabiiyay Dhul Daaqsimeedka Degmadda Dhoqoshay
Dhoqoshay (HP): Degaamo ka tirsan degmadda Dhoqoshay ee gobolka Togdheer ayaa lagu soo waramayaa in uu ku habsaday Ayax fara badan oo waxyeelo soo...