Jamaal Cali Xuseen Oo Mar Kale Cadeeyey Inuu Maxkamadd La Tiigsan Doono Faysal Cali Waraabe,Kana Hadlay Inay Muuse Biixi Kulmeen

0
940

Hargeysa, (HargeisaPress) —Musharaxa xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inuu maxkamadd mar kale la tiigsan doono gudoomiey Faysal Cali Waraabe,sidoo kalena waxa uu ka hadlay warar sheegaya in kulan ay wada qaateen Muuse Biixi uuna ka tanaasulay.

 

 

 

 

 

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here