Dalka Talyaaniga Oo gebi ahaanba Bandow Lagu Soo Rogay

0
Roma (HP): Gebi ahaanba dalka Talyaaniga ayaa lagu soo rogay bandow qaran kadib markii xanuunka coronavirus uu si aad ah ugu faafay dalkaasi. Karantiinada la...

“Shirkan wixii aan ka faa’iiday Laascaanood waan uga faa’iidayn doonaa casharadii aan ku...

0
Burco (HP): Maayarka magaaladda Laascaanood C/casiis Xuseen Taarwale, ayaa bogaadiyay kulan ay muddo saddex maalmood ah maayarrada magaalooyinka Somaliland uga socday magaaladda Burco. Waxaanu sheegay...

Ra’iisal Wasaaraha Suudaan Oo Ka Bad-baaday Weerar Lagu Khaarejinayay

0
Khartum (HP): Ra’iisal wasaaraha dalka Suudaan Abdalla Hamdok, ayaa ka bad-baaday isku day dil oo la doonayay in lagu khaarejiyo. Kadib markii uu maanta dhacay...

“Madaxweyne Biixi ayaa ka danbeeyay tallaabadii G/Wakiiladu ku laaleen heshiiskii Somcable”….

0
Hargaysa (HP): Ugaas Cabdiraaq Koosaar Cali, oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland ayaa wax laga xumaado ku tilaamay mooshinkii golaha Wakiiladu ay ku...

Hargaysa: Suldaan Dhaliilo Culus U Jeediyay Golaha Wakiiladda Somaliland

0
Hargaysa (HP): Suldaanka ka mida madax dhaqameedka Somaliland ayaa golaha Wakiiladda ku dhaliilay golaha Wakiiladda Somaliland wax ka bedelkii ay ku dhawaan ku sameeyeen...

Chief Caaqil Cusub Oo Lagu Caleema Saaray Degmadda Cadaadley

0
Cadaadley (HP): Caaqil cusub oo ku soo kordhay cuqaasha Somaliland ayaa maanta lagu caleemo saaray degmadda Cadaadley ee gobolka Maroodijee. Munaasibad balaadhan oo loo sameeyay...

Guddoomiyaha Sool Oo Hanbalyo U Diray Haweenka Gobolka

0
Laascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa hanbalyo u diray guud ahaanba haween weynaha Somaliland gaar ahaana kuwa gobolka Sool xuska maalinta...

Burco: Shirkii Maayarrada Somaliland Oo Lagu Soo Gebagabeeyay

0
Burco (HP): Shirkii guddiga sare ee maayarrada Somaliland oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaaladda Burco ayaa maanta la soo gabegabeeyay. Waxaana shirkaasi soo...

Somaliland: Golaha Wakiiladda Oo Ansixiyay Wasiiro iyo Masuuliyiin Kale

0
Hargaysa (HP): Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta ansixiyay xubno isugu jira wasiirro, wasir ku-xigeeno iyo masuuliyiin kale oo uu dhawaan madaxweyne Biixi soo magacaabay. Fadhiga...

“Ma jirto hadiyad ka qiimo badan in qofka qarankiisu qiimeeyo”… xildhibaan Bidhi

0
Burco (HP): Ururka magaciisa la yidhaahdo qiimee qofkaaga oo ah urur ay ku bahoobeen dhalinyarro reer Togdheer ah ayaa abaal-marino guddoonsiiyay 35 xubnood ka...