UN Monitoring Group Oo Si Rasmi Ah U Bilawday Baadhitaan Ay Ku Samaynayso Musuqmaasuqa...

0
NariobI/Adis ababa,(HargeisaPress) — Kooxda Qaramada Midoobay (United Nations) u qaabilsan la socodka iyo daba-galka arrimaha Musuqmaasuqa ee la yidhaahdo UN Monitoring Group, ayaa si...

Madaxwaynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Xubno Ka Socday Urarada Rayidka Ah Ee U...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabiley maanta masuuliyiinta Ururada, bulshada rayidka ah ee Somaliland, SONSAF.   Madasha SONSAF...

“Waxaa noo qorshaysan in aanu 2020-ka hoos u dhigno shilalka gaadiidka”.. Wasiirka gaadiidka Somaliland

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo horumarinya jidadka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in ay sanadka soo socda qorshaynayaan sidii hoos loogu dhigi...

18 May: Xaflad Balaadhan oo lagu xusayay Munaasibadda 18 may ayaa lagu qabtay Magaalada...

0
Stuttgart, (HargeisaPress) — Halkan Ka Daawo Sawiro Xaflad aad U Balaadhan oo ay Jaaliyada Somaliland ee Magaalada Stutgart ee Dalka Jarmalku ugu Dabaal Dageen...

Maxaa Ka Soo Baxay Shirkii Wasaaraddaha Arrimaha Dibadda, Hawlaha-guud iyo Qorshaynta?

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasaaraddaha hawlaha Guud, Qorshaynta iyo Arrimaha Dibadda Somaliland, ayaa maanta si wadajir ah u yeeshay Shirkoodii labaad. Shirkan, waxaa Shirgudoomiyey Wasiirka Qorsheynta iyo Horumarinta...

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Saylac Iyo Ujeedada Socdaalkiisu Daaran Yahay

0
SAYLAC,(HargeisaPress) — Gudoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa maanta gaadhay magaalada Saylac ee xarunta gobolka Salal. https://youtu.be/0oqxTKBAe6g  

Axmed Muumin Seed Wasiirka Beeruhu Wuxu Qeyb Ka Yahey Tabashooyinka Awdal Ee Xukuumada...

0
Borama, (HargeisaPress)-Sidii aynu Kusoo Qaadanay Qormaddii hore Falanqeynta Bulshadu habeen iyo Maalin ku hadalhayso Golaha Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, oo aynu u Dhigney in...

Xisbiyadda Mucaaridka Somaliland Oo Mar Kale Caddeeyey Mawqifka Ay Ka Taagan Yihin Guddiga Loo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa mar kale cadeeyey mawqifka ay ka taagan yihiin ka xisbi ahaan guddiga ay shir gudoonka golaha guurtidu...

Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Lagu Wareejiyey Deeq Waxbarasho

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani oo ay weheliyaan qaar ka mid ah saraakiisha sar sare ee Ciidanka Qaranka...

Cabdiraxmaan C/shakuur: “Somaliland Wax Loo Reebtay Ma Laha”

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka Soomaaliya ee Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa ka hadlay waxyaabaha hor-taagan inay dib u furmaan wada-hadalada Somaliland iyo...