Maalinta HIVAIDS-ka oo si weyn looga Xusay Dalka Somaliland + SAWIRRO
Hargeysa (HargeisaPress)— Xuska maalinta caalamiga ah ee AIDS-ka oo loo asteeyey 1 bisha 12aad ee sannad walba, ayaa lagu qabtay caasimadda Somaliland ee Hargeysa.
Xafladaasi...
Wasaaradda Caafimaadka Oo Daawooyin Ku Wareejisay Cusbitaalka Dhimirka Ee Burco
Burco (HP): Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa daawooyin gaadhsiisay cusbitaalka Maandhaye ee magaaladda Burco.
Cusbitaalka Maandhaye ayaa lagu daaweeyaa dadka qaba xanuunadda Dhimirka.
Daawooyinkan waxaa soo dhiibay...
Wasiirka Biyaha Jabuuti Oo Qaabiley Dhigiisa Somaliland
Jabuuti (HP): Wasiirka biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa safar shaqo ku tegay falka jamhuuriyadda Jabuuti.
Waxaana wasiirka iyo weftigiisa qaabilay dhigiisa dalka Jabuuti.
Sidoo kale...
Shir Ku Saabsan Kala Faa’iidaysiga D/Hoose Oo Ka Furmay Berbera
Berbera (HP): Saddex ka mida dawladaha hoose ee degmooyinka Somaliland ayaa shir ku yeeshay magaaladda Berbera.
Kulankaasi waxaa loo qabtay xubno ka socday dawladaha hoose...
Tog-Wajaale: Wasiir Kormeeray Goobaha Diiwaangelinta
Tog-Wajaale (HP): Wasiirka isgaadhsiinta iyo tignoolajiyadda Somaliland ayaa maanta kormeeray goobaha ay ka socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee magaaladda Tog-Wajaale.
Wasiirka waxaa kormeerkaasi ku wehelinayay badhasaabka...
Wasiirka Caafimaadka Oo Dhagax Dhigay Cusbitaalo Hargaysa Laga Dhisayo
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta dhagax dhigay laba cusbitaal oo laga hirgelinayo caasimadda Hargaysa.
Cusbitaaladan ayaa mid laga dhisi doonaa degmadda Calain...
Hargaysa: Shirka Agaasimeyaasha Guud Ee Wasaarradaha Dawladda
Hargaysa (Hargeisa Press): Shir ayaa maanta magaaladda Hargaysa uga furmay agaasimeyaasha guud ee wasaarradaha dawladda Somaliland.
Shirkaasi oo ah shir ay bishiiba mar yeeshaan agaasimeyaasha...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha
Hargaysa (HP): Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa ugu baaqay bulshadda in ay qaataan kaadhka diiwaangelinta codbixiyeyaasha.
Iyadoo diiwaangelinta codbixiyeyaasha shalay si rasmiya iga bilaabantay gobolka...
Berbera: Haayadda Dhawrista Tayadda Oo Gubtay Badeecado Dhacay
Berbera (HP): Haayadda Dhawrista Tayadda Badeecadaha Somaliland ayaa maanta magaaladdaa Berbera ku gubtay badeecadda dhacay.
Badeecadahaasi oo isugu jiray Basal gaadhaysa 29 Tan, daawooyin iyo...
Guddoomiyaha Cusub Ee Xisbiga Kulmiye Ee G/Togdheer Oo Xilka La Wareegay
Burco (Hargeisa Press): Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye ee gobolka Togdheer ayaa maanta xilka kala wareegay guddoomiyihii hore.
Waxaana ka qayb galay xil wareejinta guddoomiyaha cusub masuuliyiin...