Badhasaabka Sool Oo Soo Saaray Go’aamo La Xidhiidha Covid19

0
Laascaanood (HP): Maamulka gobolka Sool  ee Somaliland ayaa soo saaray go’aamo lagaga gaashaamanayo in uu dalka ku soo faafo xanuunka dunida aafeeyay ee Covid19. Waxaanay...

“Waxaa noo qorshayn sidii waxbarashadda dugsiyadda Loogu Dari Lahaa Caafimaadka”…

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa shaaciyay in ay qorshaynayaan sidii waxbarashadda dugsiyadda dalka loogu dari lahaa barashadda caafimaadka aasaasiga ah. Dr. Cumar...

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo Si Balaadhan Hargaysa Loogu Soo Dhaweeyay + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Masuuliyiin ka tirsan xisbiga KULMIYE iyo xukuumaddiisa, ayaa soo dhaweeyey Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah xisbiga oo dib ugu soo...

Waftigii uu hogaaminayey Wasiirka Duulista Somaliland oo La Kulmay Wasiirka Gaadiidka iyo Isgaadhsiinta ee...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Waftigii uu hogaaminayey Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Jamahuuriyada Somaliland Mud. Cumar Sh Maxamed Faarax ayaa kulan kula yeeshay xafiiskiisa Wasiirka...

Madaxwayne Siilaanyo Oo Dib Ugu Soo Guryo Noqday Magaalada Hargeysa Iyo Soo Dhawayn Loo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha oo saaka ka soo kicitimay magaalo marseeda Berbera ayaa waxa si miisaanleh loogu soo dhaweeyey inta u dhaxaysa labada gobol...

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Gilgilatay Hadal Ku Saabsanaa Xeerka Isgaadhsiinta Ee Uu Saxeexay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka boostaha iyo isgaadhsiinta Somaliland ayaa jawaab adag ka bixiyay xeer ku saabsan isgaadhsiinta oo uu shalay saxeexay madaxwaynaha Soomaliya. https://youtu.be/8v8wPW9ku-0

Dawladda Djibouti Oo Ku Dhawaaqday Inay Shixnadaha Itoobiya U Samaysay Qiime Dhimis Ah 45%

0
Djibouti, (HargeisaPress) — Dekedda casriga ah ee Dooraale ee Djibouti oo sannadkan xadhiga laga jaray, ayaa ku dhawaaqday inay qiime dhimis dhan 45% u...

“Burco dhinac walba waa laga soo xidhay…” Siyaasi Bidhi

0
Hargaysa (HP): Siyaasi Mubaarig Yuusuf Cilmi (Bidhi), ayaa sheegay in dhibaatooyin dhaqaale xumo iyo caqabo kale ay haystaan bulshadda gobolka Togdheer. Ex-xildhibaan Bidhi, waxa uu...

Waa Arin Ugub ah In Xukuumadu Tidhaahdo Warbaahinta Lagama Sii Dayn Karo Warka Suldaanka...

0
“Soomaalidu Waxay Ku Maahmaahdaa Cimrigaaga oo Raagaa Geel Dhalayana Wuu Ku Tusaa” Xukuumada Siilaanyo Ayaa Joojisay In Warbaahinta Laga Sii Daayo Shir Jaraa’id oo Salaadiinta,...

Laba Telefishan Oo Laga Joojiyey Inay Ka Hawlgalaan Somaliland

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Xukuumadda Somaliland ayaa gabi ahaanba joojisay inay Somaliland ka hawlgalaan laba Telefishan oo lagu eedeeyey inay warar dhinac u badan baahiyeen. Wasaaradda...