Warbixin: Ololihii Doorashadda Jabuuti Oo La Soo Gebagabeeyay
Jabuuti (HP): Maalinta Jimcaha soo socda ee 9-ka bishan April, ayaa dadweynaha dalka jamhuuriyadda Jabuuti waxay u dareeri doonaan doorasho madaxweynenimo.
Codaynta sanadkan ka dhacaysa...
Mulkiilaha Xawaalada WorldRemit oo $500 Milyan oo Dollar Ku Maalgalinaya Mashariicda Horumarinta Somaliland
Hargeisa (Hargeisa Press) – Mulkiilaha shirkada WorldRemit DR. Ismaaciil Ibraahim Axmed, oo Hargaysa ka daahfuray hay’add layidhaa Sahamiye foundation, ayaa ku dhawaqay in uu...
Puntland iyo Jubbaland Oo Beeniyay In Uu Fashilmay Shirkii Afisyoone
Muqdisho (HP): Maamul goboleedyadda Puntland iyo Jubbaland ayaa sheegay in aanu jirin wax fashil ah oo ku yimid shirkii u dhexeeyay dawladda federaalka iyo...
Muqdisho: Shirkii Madaxda Soomaaliya Oo Mar Kale Fashil Ku Soo Dhamaaday
Muqdisho (Hargeisa Press.com): Waxaa mar kale fashil ku soo dhamaaday shir u dhexeeyay madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda dawlad goboleedyadda Soomaaliya, sida ay shaacisay dawladda...
Imaaraadka Carabta Oo Raashin Caawimo ah Soo Gaadhsiisay Somaliland
Hargaysa (HP): Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta jamhuuriyadda Somaliland soo gaadhsiisay caawimo raashin iyo cuntooyin kala duwan isugu jirta noocyo fara badan.
Raashinkaasi caawimadda ah...
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Furay Kulan Lagu Gorfaynaayo Horumarka Dalka
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka qayb-galay Daahfurka Dalladda Sahamiye oo uu hirgeliyey Aasaasaha shirkada World-Remit,...
“D/hoose ee Laascaanood waxaa ka go’an horumarinta iyo dayactirka Wadooyinka”…
Laascaanood (HP): Dawladda hoose ee magaaladda Laascaanood ayaa mudooyinkanba waxay hawlo dayactir iyo dhismaha waddooyin cusub oo cusub oo laga hirgelinayo gudaha magaaladaasi.
Waddooyinkaasi oo...
Wasiirro Kormeeray Dhismaha Wadadda Berbera Corridor
Tog-Wajaale (HP): Wasiirro iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa maanta kormeeray Wadadda Berbera corridor ee isku xidhaysa wadamadda Somaliland iyo Itoobiya...
Isku-duwaha Cusub Ee Haayadda barokaceyaasha Sool Oo Xilka La Wareegay
Laascaanood (HP): Xoghayaha gobolka Sool ayaa maanta xilalka u kala wareejiyay isku-duwihii hore ee haayadda barakacayaasha iyo qaxoontiga ee gobolka Sool Cabdalle Xirsi Jaamac...
100 Qof oo Ku Dhintay Dagaalkii Dhexmaray Soomaalida iyo Canfarta
Siti (Hargeisa Press) – Dagaalkii u dhexeeya Canfarta iyo Soomaalida ee Itoobiya ayaa waxaa ku geeriyooday ugu yaraan 100 qof oo u badan dhinacyadii...