Imaaraadka Carabta Oo Raashin Caawimo ah Soo Gaadhsiisay Somaliland

0
1081

Hargaysa (HP): Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta jamhuuriyadda Somaliland soo gaadhsiisay caawimo raashin iyo cuntooyin kala duwan isugu jirta noocyo fara badan.

Raashinkaasi caawimadda ah ayay dawladda Imaaraadku u soo marisay Somaliland haayadda Bisha Cas, iyadoo lagu wareejiyay haayadda u diyaar garowga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka Somaliland.

Diyaaradda siday raashinkaasi caawimadda ah ayaana maanta ka soo degtay garoonka diyaaradaha magaaladda Hargaysa.

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here