Booliska Laascaanood Oo Soo Bandhigay Khamri Badan Oo Ay Qabteen

0
Laascaanood (HP): Taliska booliska gobolka Sool ayaa soo bandhigay Maandooriyeyaal fara badan oo ay magaaladda Laascaanood ka soo qabteen maalmihii u danbeeyay. Maandooriyahaasi oo ahaa...

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Wefti Ballaadhan Oo Ka Socday Dalka Qadar + SAWIRRO

0
Hargeysa,(hargeisaPress) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti ballaadhan oo safar shaqo ku yimi dalka Somaliland,...

Tirada Kiisaska Covid-19 Ee Somaliland oo Korodhay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Somaliland waxaa aad u kordhay dadka u geeriyoonaya xanuunka Covid-19 ee dunida aafeeyay, iyadoo meelaha ugu daran ee xanuunkani ku...

New York Times oo Qoray Warbixin Kashiftay Siro U Qarsoonaa Farmaajo

0
Washington (Hargeisa Press) – Wargeyska New York Times ee ka soo baxa dalka Mareykanka, ayaa warbixin xasaasi ah ka qoray siro badan oo u...

Guddoomiyaha Hay’adda Khayriyga Ah Ee Al-Raxma Al-Khayriya oo Baaq U Diray Ganacsatada iyo Shacabka...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha Hay’adda Khayriyga ah ee Al-Raxma Al-khayriya Sheekh Cabdala Maxamed Ibraahim, ayaa sheegay in Hay’addu ay kafaalo qaaday dad badan...

Warbixin Laga Soo Saaray Khasaaraha Ka Dhashay Roobkii Hargeysa Ka Da’ay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Ciidanka Dabdemiska Somaliland ee caasimada Hargeysa, ayaa war ka soo saaray khasaaraha ka dhashay Roobabkii maanta ka da'ay magaaladda Hargeysa. ...

Madaxweynaha Somaliland oo Kulan La Yeeshay Culimada Dalka

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo Afur iyo casho isugu jira la yeeshay culimaa’uddiinka kala duwan ee...

Dagaal Ka Dhacay Xuduuda U Dhaxeysa Goballada Tigray iyo Amxaarada

0
Mekelle (Hargeisa Press) – Saraakiisha dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal uu ka dhacay xuduudka u dhaxeysa Goballada waqooyiga Itoobiya ee Tigray iyo ka Amxaarada...

Wejigii Kowaad Ee Shaqaaqadii Ceelka Dhabardalool oo La Soo Gaba-gabeeyay

0
Laascaanood (Hargeisa Press) – Ergadii nabadeynta u joogtay shaqaaqadii ka dhacday Ceelka Dhabar-dalool ee degmada Xudun ee gobolka Sool,  ayaa maanta dib ugu soo laabtay...

Xukuumadda oo La Wareegaysa Libaaxyada Waran-Cadde

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasiirka Wasaarada Deegaanka iyo Horumarinta reer Miyiga Somaliland Shugri Xaaji Baandare, ayaa shaacisay in xukuumaddu kala Wareegayso Libaaxyada uu Hargeysa...