Sacuudi Carabiya oo War Cusub Ka Soo Saartay Xajka Sanadkan

0
Riyadh (Hargeisa Press) – Boqortooyada Sacuudi Carabiya, ayaa waxaa ay maanta ku dhawaaqday in Xajka sanadkan loo ogolaan doono kaliya 60,000 oo xujay ah...
Michelle Gavin

Michelle Gavin: Somaliland Waxay Sii Wadaa In Hogaamiyeyasheeda Lagula Xisaabtamo Sanduuqa Codeynta

0
New York (Hargeisa Press) – Michelle Gavin oo ah Diblumaasi sare oo u dhalatay dalka Maraykanka, ayaa ka hadashay Dedaallada horumarineed ee ka socda...

Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo James Swan?

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Amb. James...

XOG : Bakaal Kooke oo Safar Qarsoodi Ah Ku Tagay Dalka Itoobiya, Kadibna La...

0
Ilo amni oo aad lagu kalsoonan karo, kana katirsan maamulka gobolka Gedo oo goor dhow la hadlay Halgan Media ayaa waxaa ay u xaqijiyeen...

Sacuudiga oo Biyo Xidheen Weyn Ka Hirgelinaya Somaliland

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasiirka horumarinta Biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay madax ka socda hay’adda King Salmaan Humenterian...

Itoobiya oo Dhimaysa Isticmaalka Dekedda Jabuuti

0
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Dowladda Itoobiya, ayaa sheegtay inay adeegsaneyso dekeddaha waddamada deriska la ah si ay uga kaaftoonto ku tiirsanaanta dekeddaha Jabuuti...

Madaxweyne Biixi oo Kulan La Qaatay Guddiga Doorashooyinka

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan mahadnaq ah la qaatay Toddobada xubnood ee guddiga Doorashooyinka qaranka Somaliland. Madaxweyne Muuse...

Gole Ay Ku Midaysan Yihiin Baarlamaannada Somaliland iyo Kenya oo Nairobi Lagaga Dhawaaqay

0
Nairobi (Hargeisa Press) – Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Kenya, ayaa ballanqaaday inay xukuumaddooda ka dalban doonaan dedejinta fulinta heshiisyadii dhexmaray Somaliland iyo Kenya, sida...

Warsidaha Wales Online oo Warbixin Kaga Faallooday Dimuqraadiyadda Somaliland

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Warsidaha Wales Online oo warbixin kaga faallooday dumuqraadiyadda Somaliland iyo Doorashooyinkii ka qabsoomay, ayaa sheegay in Somaliland Doorashooyinkii ka qabsoomay...

Ilhaan Cumar iyo Xildhibaano Yuhuud Ah oo Ka Tirsan Congreska oo Foodda Is Daray

0
Washington (Hargeisa Press) – Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalka Congreska Mareykanka, ayaa waxay jawaab kulul ka bixisay hadal ka soo yeedhay xubno ay...