Soomaaliya iyo Kenya oo Ku Heshiiyay Soo Celinta Xidhiidhkooda

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Wasiirada arrimaha dibadda Soomaaliya iyo Kenya Maxamed Cabdirizaq iyo Raychelle Omamo, ayaa ka wadahadlay soo celinta xidhiidhka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya...

Muxuu Madaxweyne Biixi Kala Hadlay Xildhibaanada Golaha Deegaanka Hargeysa?

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan dardaaran iyo duco ah la qaatay 17-ka xubnood ee golaha deegaanka caasimadda...

Cabdikariin Axmed Mooge oo Loo Doortay Duqa Magaalada Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Hargeysa, ayaa saaka doortay maayar iyo maayar ku xigeen cusub. Golaha deegaanka, ayaa waxaa xilka maaryarka...

Somaliland iyo Taiwan oo Kala Saxeexday Heshiis Caafimaad

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Dowladdaha Somaliland iyo Taiwan, ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah u kala saxeexdeen heshiis iskaashi oo dhanka Caafimaadka ah. Dowladda...

Siyaasiyiinta Ka Soo Jeeda Somaliland oo Eedaymo U Jeediyay Farmaajo

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Golaha Siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland ee ku sugan Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho, ayaa madaxweynaha...

Abdalla Hamdok oo Ka Digay Dagaal Sokeeye oo Ka Dhaca Sudan

0
Khartoum (Hargeisa Press) – Ra'iisal Wasaaraha Sudan Abdalla Hamdok, ayaa ka digay halista fowdo iyo dagaal sokeeye oo uu sheeegay inay abaabulayaan ‘kuwa daacad...

Ismaaciil Xaaji Nuur Oo Markii Saddexaad Loo Doortay Maayarka Ceerigaabo

0
Ceerigaabo (HP): Ismaaciil Xaaji Nuur, ayaa markii saddexaad loo doortay inuu shanta sanadood ee soo socda hogaamiyo golahha deegaanka magaaladda Ceerigaabo. Kadib markii ay fadhhigoodii...

Shil Gaadhi oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Ka Dhacay Duleedka Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Ugu yaraan inta la xaqiijiyay hal qof, ayaa ku dhintay halka todoba qof oo kalena ay ku dhaawacmeen, kadib markii...

Dastuurka Somaliland oo Qodobo Laga Saaray

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xildhibaan Axmed Dirir Cali oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa sheegay in Dastuurkii dalka Somaliland dayacan yahay...

WFP Oo Baabuur Ku Wareejisay Haayadda NEDFOD Somaliland

0
Hargaysa (HP): Haayadda u diyaar garowga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka Somaliland ayaa laba baabuur kala wareegtay haayadda WFP. Waxaana gaadiidkaasi masuuliyiinta WFP kala wareegay...