“Dirayska Wasaaraddu Ardayda Dalka ku Midaysay wuxuu Noqday Astaan Qaran”… warbixin

0
Hargeisa (HP): Maamuleyaal ka mid ah  madaxda dugsiyada waxbarashada  dawliga ah iyo kuwa gaarka loo leeyahay iyo qaar ka mid ah ardayda dugsiyda hoose...
Xisbiga KULMIYE iyo Garabka Xisbiga UCID

Xisbiga KULMIYE iyo Garab Ka Mid Ah Xisbiga UCID oo Heshiis Wada Gaadhay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Hoggaanka sare ee xisbul xaakimka KULMIYE, xildhibaannada xisbiga uga soo baxay doorashooyinkii Wakiillada iyo garab isugu jira siyaasiyiin iyo 11...

Buugga Hawaale Warran Ee Abwaan Hadraawi oo Hargeysa Lagu Soo Bandhigay

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xaflad ballaadhan oo lagu xusayey Buugga Hawaale Warran ee uu qoray Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), ayaa xalay lagu soo bandhigay...

Markab Shantii Bishan Ka Baxsaday Dekadda Berbera Oo Gaadhay Dubai

0
Berbera (HP): Markab u rarrnaa ganacsato reer Somaliland ah oo dhawaan isaga baxsaday dekadda Berbera ayaa la xaqiijiyay inuu ku xidhay dekadda magaaladda Dubai...

Somaliland Oo Ruqsadii Kala Noqotay Shirkadda Integrated Shipping Services

0
Hargeisa (Hargeisa Press): Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay in rugsadii ganacsi lagala noqday shirkadda Integrated Shipping Services. Kadib markii shirkadaasi lagu caddeeyey in ay ku xad-gudubtay...

Qalabka La Socodka Saadaasha Hawadda Oo Lagu Wareejiyay Wasaaradda Beeraha

0
Hargeisa (HP): Haayadda duulimaadyadda iyo madaarrada ee Somaliland ayaa maanta wasaaradda beeraha ku wareejisay qalab ay hore haayadu ugu shaqaynaysay. Qalabkaasi oo loogu tallo galay...

Loolanka Shir-guddoonka Golaha Wakiillada oo Sii Xoogaystay iyo Wararkii U Dambeeyay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, waxa ka socda Ololaha Xisbiyada Mucaaradka ah iyo Xisbiga Muxaafidka iyo Xukuumaddiisa oo wada jiraa...

Dhalinyarrada Berbera Oo Mar Kale Ku Celiyay Tabashadoodda Shaqo La’aaneed

0
Berbera (HP): Dhalinyaradda ku nool magaaladda Berbera ee xarunta gobolka Saaxil ayaa mar kale ku celiyay cabashadda ay ka qabaan qaabka loo qaadanayo shaqaalaha...

Tartanka Gabayada oo Buuhoodle Ka Bilaabmay

0
Buuhoodle (Hargeisa Press) – Waxaa maanta Magaaladda Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn si rasmi ah uga billowday tartanka Gabayada. Tartankan gabayada oo ka furmay xarunta...

Oomaar Company Oo Ka Qayb Qaadatay Ololaha Nadiifinta Dooxa Hargaysa

0
Hargeisa (HP): Shirkadda ganacsiga ee Oomaar International Company ayaa maanta si weyn uga qayb qaadatay wejiga labaad ee ololaha nadiifinta dooxa magaaladda Hargaysa. Waxaana ololahaasi...