Qalabka La Socodka Saadaasha Hawadda Oo Lagu Wareejiyay Wasaaradda Beeraha

0
485

Hargeisa (HP): Haayadda duulimaadyadda iyo madaarrada ee Somaliland ayaa maanta wasaaradda beeraha ku wareejisay qalab ay hore haayadu ugu shaqaynaysay.

Qalabkaasi oo loogu tallo galay in lagula socdo isbedelka saadaasha hawada waxaa markii hore gacanta ku haysay ayaa si rasmiya loogu wareejiyay wasaaradda beeraha.

Gaar ahaana waaxda la socodka saadaasha hawadda ee wasaaradda beeraha Somaliland.
Maareeyaha haayadda duulimaadyadda Somaliland Cumar Sayid C/laahi, ayaana qalabkaasi ku wareejiyay agaasimaha guud ee wasaaradda beeraha Rooble Cabdi Muuse.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here