Siyaasi Reer Somaliland Ah oo U Tartamaya Xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo Kenya Lagu Xidhay
Nairobi (Hargeisa Press) – Siyaasi dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland oo doonaya inuu u tartamo Madaxweyne-nimada Soomaaliya, ayaa lagu xidhay Magaalada Nairobi, Sida...
Maamulka Oramada oo Ku Baaqay Dagaal Ka Dhan Ah TPLF
Meskel (Hargeisa Press) – Maamulka Oramada, ayaa war ka soo saaray xaalada dagaalada TPLF ee ka socda deegano ka tirsan gobalkada Oramada.
Madaxweynaha Oromia Shemelis...
Taliban oo Qabsatay Saddex Magaalo oo Muhiim Ah
Kapul (Hargeisa Press) – Taliban, ayaa xoojisay gacan ku haynteeda waqooyiga Afghanistan, iyada oo saddex caasimad goboleed qabsatay Axaddii, xilli ay dagaalkeeda u weecisay...
Mareykanka oo Lagu Eedeeyay Inuu Diidan Yahay Maalgelinta Dimuqraadiyada Somaliland
Washington (Hargeisa Press) – Khabiirka Ameerikaanka ah ee Michael Rubin oo inta badan waxka qora Arrimaha dalalka Geeska Afrika, sida Somaliland, ayaa War-bixin dheer...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Oo Booqasho Ku Tegay Muqdisho
Muqdisho (Hargeisa Press)- Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda ee dalka Kenya Raychelle Omamo.
Kadib...
Cabdilaahi Dahab oo Ka Falceliyay Xilka Xayuubinta Xisbiga Waddani Ku Sameeyay
Hargeysa (Hargeisa Press) – Siyaasiga Cabdillaahi Axmed Maxamed (Dahab), ayaa waxaa uu ka hadlay xilka qaadista uu maanta Xisbiga Waddani ku sameeyay.
Siyaasiga, ayaa sheegay...
Xildhibaan Khadar Cali oo U Jawaabay Wasiirka Gaashaandhiga
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xildhibaan Khadar Cali Xakiin, oo ka mida Xildhibaanada golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ka jawaabay hadallo maanta ka soo yeedhay Wasiirka Gaashaamdhiga...
Xukuumadda oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Hadal Ka Soo Yeedhay Cabdirisaaq Khaliif
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye, ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Guddoomiyaha golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq...
Guddoomiye Ku Xigeenka 1aad Ee Wakiiladda oo Soo Dhaweeyay Heshiiska Beelaha Ceel-Afweyn
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha Wakiillada Somaliland Siciid Mirre Faarax (Giirre), ayaa soo dhaweeyay xubnaha guddiga Odayaasha ah ee loo dhaariyay...
“Dadku Way Ina Qiimeyn Doonaan Wixii Aan Qabano iyo Wixii….”
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xildhibaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax), ayaa ugu baaqay mudaneyaasha cusub ee golaha Wakiillada Somaliland in ay u midoobaan ka shaqaynta danaha...