Taiwan Oo Hargaysa Ku Qabatay Carwo Ganacsi
Hargaysa (Hargeisa Press): Waxaa shalay magaaladda Hargaysa laga daah-furay Carwo ganacsiyeed balaadhan oo ay soo qaban qaabisay dawladda Taiwan gaar ahaana safaaradeedda magaaladda Hargaysa.
...
“Tartamaddani waxay ku imaadeen tixgalinta iyo rabitaanka madaxwaynuhu uu siiyay ciyaaraha”…
Hargaysa (HP): Waxaa xalay abaal-marrino la guddoonsiiyay qaar ka mid ah ciyaar yahanadii ugu fiicnaa tartankii horyaaladii heerka koowaad, labaad iyo saddexaad ee ka...
“Puntland lagama filayn la yaab ayaanay nagu noqotay colaad uguma hayno”…
Hargaysa (HP): Madaxweynaha Somaliland ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay tallaabadii uu dhawaan ku kacay baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ee ay ku dalbanayeen in...
Bilawga Talaalka Covid-19 Ee Johnson Johnson Oo Somaliland Laga Daah-furay
Hargaysa (HP): Wasiirka caafimaadka Somaliland Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi), ayaa maanta magaaladda Hargaysa ka daah-furay talaalka cusub talaalka ee xanuunka Coronavirus ee Johnson Johnson.
Daah-furka...
“Waxaan iska xil saarnay sidii loo dhisi lahaa kalsoonida shacabka iyo booliska”…
Hargaysa (HP): Taliyaha ciidanka booliska Somaliland ayaa si qoto dheer u sharraxay sida uu taliye ahaan xilka isaga saaray sidii loo dhisi lahaa kalsoonida...
Hargaysa: Ururka Baananka Gaarka Loo Leeyahay Oo La Daah-furay
Hargaysa (HP): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta ka qayb-galay furitaanka urur ay ku midaysan yihiin Baananka gaarka loo leeyahay ee...
Madaxweyne Biixi Oo Ka Qayb Gallay Xuska Aasaaska Ciidamadda Booliska
Hargaysa (HP): Waxaa maanta si weyn magaaladda Hargaysa iyo goboladda dalka qaarkood looga dabaal-degay xuska 28 guurrada ka soo wareegtay aasaaska ciidamadda booliska Somaliland...
Wasaaradda Deegaanka Oo Dhir Ku Wareejisay Badhasaabka Saraar
Caynaba (Hargeisa Press): Wasaaradda deegaanka Somaliland ayaa maanta dhir fara badan gaadhsiisay degmadda Caynaba ee xarunta gobolka Saraar.
Dhirtaasi oo tiradeedu dhan tahay lix kun...
Wefti Uu Hogaaminayo Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Oo Lagu Soo Dhaweeyay Fiqi-Ayuub
Fiqi-Ayuub (HP): Wefti uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda xidhiidhka goleyaasha qaranka iyo arrimaha dastuurka ee Somaliland ayaa maanta gaadhay degaanka Fiqi-Ayuub oo ka tirsan gobolka...
Baligubadle: Tartanka Kooxaha Horyaalka Kubbadda Cagta Hawd Oo Furmay
Balligubadle (HP): Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa maanta magaalada Baligubadle ka furtay tartanka ciyaareedka Kubbadda cagta ee naadiyada heerka koobaad ee gobolka Hawd.
Tartan...