Wasiirka Macdanta Oo Ka Jawaabay Hanjabaad Shirkaddaha Shidaal Baadhista Somaliland uga timid Somalia
Hargeisa,(HargeisaPress) — Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa ka jawaabay Eedaymo dhigiisa Somalia u jeediyay Shirkaddaha Somaliland Shidaalka ka baadha.
Warqoraal ah...
Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Oo Ku Taliyay In Doorashooyinka Wakhtigooda La Qabto, Kana Hadlay...
Hargeisa,(HargeisaPress) — Prof: Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Aqoonyahanada reer Somaliland, isla markaana aad ugu xeel dheer arimaha Siyaasada, ayaa waxa uu...
Maraykanka Oo Xalay Sheegay Inay Weerarkii Isniintii Ku Dileen Hoggaamiyihii Al-Shabaab
Washington,(HargeisaPress) — Dawladda Maraykanka ayaa shalay si rasmi ah ugu dhawaaqday in weerar ay ciidamadeeda gaarka ahi Isniintii toddobaadkan ka gaysteen Koonfurta Somalya ay...
AMISOM oo Shaacisay in 75% ay ku Guuleysteen Howlgalladeeda Soomaaliya
Bujumbura,(HargeisaPress) — Ciidamada ururka Midowga Afrika (AMISOM) ayaa sheegtay inay hadda 75% ay ku guuleysteen howlgalkooda Somalia tan iyo bishii February 2013-kii.
Taliyaha ciidamada AMISOM,...
Xildhibaan Ibraahim Axmed oo Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo ka Difaacay Eedaymo ay Usoo Jediyeen Xisbiga...
Hargeysa,(HargeisaPress) — Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ee kasoo baxey Xisbiga Kulmiye Gobolka Gabiley ayaa, ka jawaabay hadalo...
Kooxda Boko Haraam oo la Wareegtay Magaalada labaad ee ugu Weyn Gobolka Borno
Bama,(HargeisaPress) — Kooxda Boko Haram ee ka dagaalanta dalka Nigeria ayaa la wareegtay magaalada Bama ee waqooyig-bari ee dalkaas, kaddib dagaallo xooggan oo dhaxmaray...
Somalia Oo Shirkaddaha Somaliland Shidaalka Ka Baadhaya Ugu Hanjabtay Inay ka Dacwaynayso Golaha Amaanka
HargeisaPress — Dawladda Somalia ayaa Shirkadda Somaliland ka baadhaya Shidaalka Eedayn u jeedisay, gaar ahaana Shirkadda laga leeyahay Norway ee DNO. Somalia waxay sheegtay...
Madaxweyne Obama oo si kulul uga hadlay Falkii Kooxda Daacish ku Gowraceen Wariye Steven...
HargeisaPress — Madaxweynaha Dowlada Mareykanka Barack Obama ayaa si kulul uga hadlay Falkii Kooxda Daacish ee ka dagaalanta Dalalka Siiriya iyo Ciraaq ku gowraceen...
GABILEY: Daadad Xoogan Oo Caawa Ka socda Dooxa Arabsiyo Ayaa Qaaday Gaadhi Bas...
Gabiley,(HargeisaPress) — Daadad Xoogan Oo Fiidkii Caawa Ka socda Dooxa Magaalada Arabsiyo Ayaa Qaaday Gaadhi Basah Oo Ay Leyihiin Shirkada Loo yaqano Socdalka Bari...
Pro. Gees Oo Ku Taliyey In Xeer Gaara Oo Tafatiran Loo Sameeyo Guddida Doorashooyinka
Hargeysa,(HargeisaPress) — Maxamed Siciid Gees oo ka mid ah siyaasiyiinta aqoonyahanka ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ku baaqay in xeer gaar ah loo sameeyo...