Xisbiga Waddani Oo Si Balaadhan U Soo Dhaweeyay Fannaanada Sahra Halgan iyo Aadan Ruush...
Hargeysa,(HargeisaPress) — Fannaanada Caanka ah ee Sahra Axmed Maxamuud (Sahra Halgan) iyo Siyaasiga Ruug Caddaaga ah ee Aadan Ruush, ayaa Maanta ku biirtay Xisbiga...
Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Xabsiga U Taxaabtey Xubin ka mida Madasha Wada Tashiga
Xukuumada Madaxweyne Silaanyo ayaa maanta galinkii hore xabsiga dhigtay Mujaahid Iid jiciir Aw Axmed oo ka mida Xubnaha ku Bahoobay Madasha Wada Tashiga iyo...
Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Hadashay Jiritaanka Isku Shaandhayn Wasiirada Lagu Sameeyo Oo Mudo La...
Hargeysa,(HargeisaPress) — Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa sheegay inaanay wakhtigan jirin Isku shaandhayn lagu samaynayo Golaha wasiirada Madaxweyne Siilaanyo. waxa uu beeniyay...
Shir looga hadlayo Argagaxisada Qaarada Afrika oo ka furmay Magaalada Nairobi ee Xarunta Kenya...
Nairobi,(HargeisaPress) — Magaalada Nairobi ee xarunta Kenya ayaa waxaa ka furmay shir looga hadlayo argagaxisada oo ay uu soo qaban-qaabiyay golaha ammaanka iyo nabadgalyada...
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Golaha Wakiilada U Sharaxay Xeer Nidaamiyaha Xukumadda + SAWIRRO
Hargeysa,(HargeisaPress) — Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa Mudanayaasha Wakiilada faahfaahin ka siiyay Xeerka Nidaamka Xukumadda oo Madaxweyne Siilaanyo dhawaan u gudbiyay...
Xubno ka tirsanaa saraakiisha Al-shabaab oo lagu dilay duqeyntii Mareykanka
Mogadishu, Somalia (HargeisaPress) — Sarkaal Sare oo ka tirsan Al-shabaab ayaa maanta u sheegay Wakaaladda Wararka AP in duqeyntii diyaaradaha Mareykanka ee aan duuliyaha lahayn...
Hogaanka Sarre Ee Xisbiga UCID Oo Gurigiisa Magaaladda Hargeysa ku Booqday Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf...
Hargeysa,(HargeisaPress) — Musharaxa Madaxwaynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ku xigeenkiisa Cabdi Rashiid Xasan Mataan, guddoomiye ku xigeenka 3-aad ee xisbigaasi...
Dr. Maxamed Cabdillaahi Oo Khalad Lagu Deg Degay Ku Tilmaamay Baaqii Ay Beesha Caalamku...
Hargeysa,(HargeisaPress) — Wasiirkii hore ee Wasaaradaha Ganacsiga iyo Arrimaha Dibada Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa ka hadlay sida uu u arko baaqii ka soo...
Xildhibaan Hanad Xaashi Oo Dhul Boob Ka Bilaabay Shacabka Meel Wado Ahna Habeen Madaw...
Hargeisa Press — Xildhibaan Hanad Xaashi oo katirsan xildhibaanada golaha deegaanka Hargeysa ayaa meel wado ah oo ku taala xaafada shacabka ka bilaabay dhisme...
Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo Sheegay in uu Hagaajinayo Amniga Dalkiisa
Nairobi,(HargeisaPress) — Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa ballanqaaday inuu wax ka qaban doono ammaanka dalkiisa, gaar ahaan deegaannada ku yaalla xeebaha ee dalxiiska...