Xulka Germany oo taariikh Cusub dhigay kuna Guuleystay Koobka Adduunka + SAWIRRO

0
Maracanã, (HargeisaPress) — Xulka Jarmalka ayaa noqday xulkii ugu horeysay ee Yurub ka dhisan ee Koob Adduun ku qaada qaraada Latin Amerika ka dib...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo OO Maanta Dalka Ka Dhoofay iyo Ujeedada Socdaalkiisa + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Mud Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha ee Egal International Airport isaga oo u sii jeeda...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Cafis U Fidiyey Guddoomiyaha iyo Tifaftiraha Wargeyska HAATUF

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa cafis ku siidaayay Guddoomiyaha Wargeysyadda HAATUF iyo Somaliland Times Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo...

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Muuse Biixi Oo Xalay Kulan Yeeshay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo guddoomiyaha KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horaysay xalay yeeshay kulan toos...

Dawlada Jabuuti oo Ogolaanshihii kala Noqotay Shirkada DP-World Iyo Eedaymo ay u Jeedisay

0
Jabuuti, (HargeisaPress) — Shirkada DP-World oo ku dagaalamaysa sidii ay u wadi laheyd hawsha ay ka wadey Dekada Jabuuti kadib markii ay Xukuumada Dawlada...

Carwada Sacadadiin Super Market Oo Soo Bandhigtey Dhamaanba Agabka loogu Talo Galey Maalinta Ciida...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Carwada Sacadadiin Super Market oo ku taala duleedka buurta kala jeexan ee galbeedka ee magalada Hargeysa ayaa Habeenkii Xaley soo bandhigtay...

Xidhiidhkii Somaliland iyo Ethiopia Oo Cakirmay: Madaxwayne Siilaanyo Iyo Xubno ka tirsan Xukuumadiisa Oo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xidhiidhka Somaliland iyo Ethiopia ayaa hadda gaadhay heerkii ugu xumaa ee ina soo mara inta la xasuusankaro, iyadoo shaki wayn oo...

“Meelina Jano Noqon Kari Mayso Meelna Meel Lagu Ooman Yahay Noqon Kari Mayso “Wasiirka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaarada Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyi galinta Somaliland Md:Cabdilaahi Daahir Cukuse ayaa ka hadlay khilaaf maalmihii udanbaysay ka taagnaa Mashruuca Biyo...

Dhakhaatiir Ka Qalin Jabisay Jaamacada Hageysa Oo Habeenkii Xalay Xaflad Balaadhan Loogu Sameeyey Magaalada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Dufcaddii shanaad ee kuuliyadda caafimaadka Jaamacadda Hargeysa ayaa xalay ka qalinjabisay, kuwaas oo munaasibad loogu hambalyeynayo loogu qabtay hoteel Maansoor ee...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo oo xilalkii ka qaaday badhasaabkii Oodweyne iyo ku xigeenkiisii,...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa galabta bacda afurkii xilkii ka qaaday badhasaabkii gobalka Oodweyne Md. Jamaal Xuseen Hure iyo...