Daawo Muuqaal: Itoobiya Oo Tahriibayaal Reer Somaliland ah Ku Soo Wareejiyay Maamulka Wajaale
Wajaale , (HargeisaPress) — Xukuumadda Itoobiya ayaa Tahriibayaal Reer Somaliland ah Ku Soo Wareejiyay Maamulka Degada Tog-Wagaale
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=hm0pprhJ6xo]
Waddamada Yurub oo isku mari la’a Qaybsiga Qoxootiga ku Qulqulaya Qaaradda Yurub + SAWIRRO
Munich , (HargeisaPress) — Dalalka Qaaradda Yurub ayaa isku mari la’ qaybsiga Qoxootiga faraha badan ee ku Qulqulaya dalalkooda, kuwaas oo ka cararaya Colaadaha...
Boqor Salmaanka Sucuudiga iyo Madaxweyne Obama oo ku kulmay Magaalada Washington
Washington , (HargeisaPress) — Boqor Salmaan-ka Sacuudi Carabiya ayaa magaalada Washington kulan kula leh madaxweynaha Mareykanka, booqashadan oo ah tii ugu horeysay ee uu...
Guddoomiyaha Hay’adda La Dagaalanka Musuqmaasuqa Oo Sheegay Inaanay Xukumaddu Wali Go’aansan Suulinta Musuqa
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddoomiyaha Hay’adda Maamul Wanaaga iyo La dagaalanka Musuq-maasuqa Somaliland Axmed Muxumed Madar,oo ku guda jira socdaal uu gobolada bari ku marayo...
Xaqiijinta Fiise Imaaraadka Carabtu ku bixiyeen baasaboorka Somaliland iyo sababaha loo aanaynayo deedafaynta Wasaarada...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Dawlada IMaaraadka Carabta ayaa markii ugu horeysay fiise ku bixisay baasaboorka Somaliland, gaar ahaan nooca dublamaasiyiinta oo dhowaan uu ku socdaali...
Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ka Waramay Abaaro Ka Jira Deegaano Uu Kormeer Shaqo...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Qorsheynta Somaliland Sacad Cali Shire ayaa waxa uu ka hadlay Safar uu dhawaan ku tagay Gobolada Galbeedka Somaliland ee abaaruhu ka dhaceen,...
Suldaankii Guud oo Nayroobi hawlo Caafimaad ugu baxay Saaka
Asalaamu Calaykum, Waxaan Jaaliyadaheena Asxaab iyo Ehelada aadka ii soo weydiinayay Arrimaha Caafimaad ee Suldaan Maxamed Suldaan Cabdilqaadir Suldaan Cabdilaahi aan la socodsiinayaa inuu ladan...
Daawo Farshaxanka Aamin Camir Oo Sawiro Ku Muujiyay Mooshinka Madaxweyne Xasan Sheekh Laga Keenay...
MOGADISHU, (HargeisaPress) — Mooshinta ka dhanka ah Madaxweynaha Somalia ee baarlamaanka hor yaala ayaa magaalada Muqdisho ka abuuray Xaalad siyaasadeed oo ku aadan fulinta...
Guddoomiyaha KULMIYE Oo Magacaabay Xilal Cusub
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa magacaabay xilal cusub oo ay ku jiraan qaar ka mid ah...
Mareykanka Oo Walaac ka Muujiyay Booqasho uu Madaxweyne Al-bashiir ku Tagayo Shiinaha
Khartoum, (HargeisaPress) — Mareykanka ayaa Walaac ka Muujisay Safar lagu wado inuu dhawaan ku tago Madaxweynaha dalka Suudaan, Cumar Xasan Al-Bashiir dalka Shiinaha, Xilli...