Orodyahanka Oscar Pistorius Oo Lagu Helay Inuu Si Badheedha Ah U Dilay Gabadh Ay...

0
BLOEMFONTEIN, (HargeisaPress) — Maxkamad racfaan oo magaalada Bloemfontein ee dalka Koonfur Afrika ku taalla ayaa ku badashay dil ula kac ah go'aankii maxkamadii hore...

Daawo Muuqaal: Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo ka qayb galay Xuska Maalinta Naafada Aduunka...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qayb galay xuska maalinta caalamiga ah ee naafada adduunka oo ku...

Suxufiyiin Hargeysa Ku Xidhnaa Oo Xorriyadooda Dib U Helay + Muuqaal

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Suxufiyiinta Rashiid Nuur iyo Siciid Khadar oo 30-kii bisha dhammaatay lagu xidhay Hargeysa ayaa dib u helay xorriyadooda, kadib markii xeer...

Madaxweynaha Somaliland Oo Isugu Yeedhay Wasiirada Xukumadda iyo Agaasimeyaasha Guud + Muuqaal

0
HARGEISA, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa iskugu yeedhay golihiisa xukumadda. Kulankan oo noociisu cusbaa ayaa la iskugu yeedhay dhammaan golaha wasiirada iyo...

Madaxwayne Siilaanyo Oo Magacaabay Gudida Ka Soo Tala Bixinta Sixir Bararka Ka Jira Dalka

0
HARGEISA, (HargeisaPress) —  Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta Digreeto madaxweyne ku magacaabay Guddi Shan xubnood ka kooban oo soo...

Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiis Cusub Oo Shirkadda Diyaaradaha Ee BACHA...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Wasiirka   wasaaradda  ganacsiga   iyo  maalgashiga Somaliland Dr. Muuse Qaasim, ayaa  maanta  xadhiga ka jaray xarun cusub oo ay magaaladda  Hargeysa ka...

Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan xog-warran ah la yeeshay Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo Dhaqanka +...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silanyoisagoo gudanaya xilka iyo masuuliyadda uu ummadda u hayo, wuxuu maanta (02.12.2015) Qasriga Madaxtooyada kulan kula...

Dahabshiil Group Oo Soo Bandhigay Guulaha Laga Gaadhay Barmaamijka Kobcinta Ganacsiyada Yaryar Ee Micro-Dahab...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Shirkadda Dahabshiil Group, ayaa soo bandhigtay guulaha laga gaadhay barmaamijka MicroDahab ee kobcinta ganacsiyada yaryar, kaas oo muddo sannad ah oo...

Mareykanka Oo Xayirad Xaga Safarka ah kusoo rogay xubno Kenyan ah oo ku eedeysan...

0
NAIROBI, Kenya (HargeisaPress) — Xukuumadda Mareykanka ayaa shaacisay inaysan u ogolaanayn dal-ku-galka ama Visaha Mareykanka lagu aado mas'uuliyiin sare oo ka mid ah dowladda...

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Booqday Abwaan Laabsaalax oo Qaliin lagu sameeyay Kana hadlay Abwaan...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) —Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Maanta ku booqday Cisbitaalka Gargaar Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo Qalliin...