Daawo Muuqaal: Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo ka qayb galay Xuska Maalinta Naafada Aduunka oo Hargeysa laga Xusay.

0
753

HARGEISA, (HargeisaPress) — Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qayb galay xuska maalinta caalamiga ah ee naafada adduunka oo ku began Maanta  December saddexdeeda.

 

 

Munaasibadda lagu xusayay maalinta loo asteeyay naafada caalamka oo maanta  lagu qabtay hotel Guuleed ee magaalada Hargeysa, waxa madaxweyne ku-xigeenka ku wehelinayay masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland.

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here