War-saxaafadeed: Wasiirka Duulista Oo Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ethiopia u fadhiya...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaraada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Cismaan C/laahi Saxardiid ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ethiopia u fadhiya Somaliland Mr:...

War-saxaafadeed: Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Danjireyaal

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3714/122015 ku magacaabay Danjireyaal cusub.   Madaxweynuhu:   Markuu Arkay:                     Qodobka...

Daawo Muuqaal: Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta oo Kulan la Yeeshay Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaaradda Macdanta Iyo Tamarta Eng Xuseen Cabdi Ducaale ayaa Maanta hor tagey Gudida Ilaalinta iyo Daba Galka Hantida qaranka ee...

Daawo Muuqaal: Gudoomiyaha Maxkamada sare Oo Furay Shir Ku saabsan Dib u habaynta ...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha maxkamada sare oo uu wehelinayo wasiirka cadaalada ayaa maanta shir howleed ku saabsan sidii loo tayayn lahaa garsoorka uga furay...

Yaya Toure Oo Ku Guuleystay Abaal-Marinta BBC-Da Ee Cayaartoyda Afrika Ee 2015-Ka + SAWIRRO

0
HargeisaPress — Yaya Toure ayaa ku guulaystay in uu noqdo cayaaryahanka kubadda cagta africa ee sanadka 2015 ee BBC ay bixiso.Cayaaryahanka 32 jirka qadka...

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Weftiga DDSI + SAWIRRO

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti wasiiro ah oo ka socda Dawlad deegaanka...

MAXAA KA DHEXEEYA DHAQANKA AADAMAHA, SIYAASADDA, SIYAASIGA, IYO HOGAAMINTA SHACABKA?

0
Hordhac Aragtida qoraal kani waa mid kulansiinaya arkaanta is-xukunka bulsho dawlad hoos joog ah, oo u dhaqan si gaar ah, u baahan barnaamij siyaasaddeed cajabiya...

Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiskiisa Ku Qaabiley Dhalinyaro Wax Ku Soo Baratay Itoobiya Oo Ka...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Kulankan oo ugu horayn uu ka hadlay wasiirka Duulista iyo Hawada ayaa ahaa mid ujeedadiisu ahayd dhiirigelinta iyo dardar gelinta da'a...

Daawo Muuqaal: Agaasimaha Shirkada Kaluunka Ee Pontus Marine Axmed Abokor oo ka hadlay Carwada...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Shirkada Kaluunka Ee Pontus Marine ayaa Carwadan maanta ka furantay Hargeysa ee kalluunka ku soo bandhigay kaluuno kala duwan iyada oo...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Kulan Xog-warran ah la yeeshay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silanyo isagoo ka duulaya waajibaadkiisa Dastuuriga ah ee ah inuu la xisaabtamo masuuliyiinta uu u magacaabo...