Daawo Muuqaal: Gudoomiyaha Maxkamada sare Oo Furay Shir Ku saabsan Dib u habaynta cadaalada Somaliland

0
1164

HARGEISA, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha maxkamada sare oo uu wehelinayo wasiirka cadaalada ayaa maanta shir howleed ku saabsan sidii loo tayayn lahaa garsoorka uga furay gudida cadaalada iyo xubno ka mid ah bulshada rayidka ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here