Daawo Muuqaal: Agaasimaha Shirkada Kaluunka Ee Pontus Marine Axmed Abokor oo ka hadlay Carwada Kaluunka

0
1111

HARGEISA, (HargeisaPress) — Shirkada Kaluunka Ee Pontus Marine ayaa Carwadan maanta ka furantay Hargeysa ee kalluunka ku soo bandhigay kaluuno kala duwan iyada oo carwadu soconeysaa saddex maalmood iyada oo dadkuna saaka iibsanayeen kalluulo kala nooc ah  oo ay Shirkada kaluunka ee Pontus Marine keentay carwada.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Axmed Abokor

 

Waxaa kaloo shalay lagu qabtay magaalada Berbera dabbaaldeg doonyaha soo saara kalluunka iyo sharikadaha kalluunka iyo dekedda berbera ay ku soo bandhigeen noocyada kalluunka laga soo saaro badda Somalilnd.

 

Madaxa hawl-gelinta shirkadda casriga ah ee Kalluumaysiga Somaliland Pontus Marine Md.Axmed Cabdiqaadir Axmed, ayaa si weyn u faah faahiyey taariikhdii ay soo martay shirkadda Pontus Marine,  iyo sida oo kale noocyada kala duwan ee ay maanta ku soo bandhigeen carwaddii Kalluumaysiga Somaliland.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Axmed Cabdiqaadir

DSC_00525

DSC_0059(5)

DSC00408

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here