“Madaxweynuhu Wuu Degan Yahay Ingiriiska, Marti Qaad Rasmiyana Muu Helin, Baadbhis Caafimaad Ayuu U...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamc (Cabdiraxmaan Xoog), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadlay...
Madaxweyne-Ku-Xigeenka Somaliland oo Kormeeray Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimada + SAWIRRO
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ahna ku-simaha Madaxweynaha JSL oo ay wehelinayaan maareeyaha wakaalada biyaha, maayarka caasimada Hargeysa, gudoomiyaha...
Nuxurka Khudbad Uu Golaha Baarlamaanka Somaliland Ka Hor Jeediyay Mudane Ka Tirsan Baarlamaanka Yurub...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Mr James oo ah mudane ka tirsan baarlamaanka dalka Yurub isla markaana safar ku jooga dalka Somaliland ayaa maanta khudbad dhinacyo badan...
Warreejinta Guddoomiye-Nimada Waddani Manfac Ma U Leedahay Jirde Mustaqbalka, Maxay Se Ololaha Doorashada Ka...
Marka hore aan hambelyeeyo Guddoomiye Cirro, oo sida dad xog-ogaal ahi iigu soo warramayaan dhawaan warreejin doono Guddoomiye-nimada xisbiga Waddani. Cirro ma noqonnayo Guddoomiyihii...
Wasiirka Duulista Somaliland oo ka Warbixiyey Safar Uu Ku Tegay Dubai
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Farxaan Aadan Haybe oo shalay ka soo laabtay Safar Shaqo oo ugu Baxay Imaarada Abu...
Itoobiya oo Eedeysay Dalalka Masar iyo Eretariya
Addis Ababa, (HargeisaPress) —Dawladda Itoobiya ayaa ku eedeysay dowladaha Masar iyo Eritrea inay ku lug leeyihiin rabshadaha ka socda Gobollada ay degaan Qowmiyadaha Oromada...
Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Tirada Dacwadaha Ay Qaadeen Intii Ay...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Prof Aadan Xaaji Cali oo ku sugan magaalada burco ayaa ka hadlay tirade dacwadaha ay qaadeen intii...
Magaalada Burco Oo Maanta Laga Tukaday Salaad Roob Doon Ah Wakhti Deegaanada Gobolka Togdheer...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Iyada oo ay deegaanada gobolka togdheer qaarkood ka taagan tahay abaaro baahsan oo sababtay khasaare ah dhimashada xoolo badan ayaa waxa maanta...
Golaha Guurtida Oo Warbixin Ka Dhagaystay Wasiirka Deegaanka Somaliland Iyo Nuxurka Qodobada Ay Ka...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta warbixin ku saabsan shaqada wasaarada deegaanka ka dhagaystay wasiirka deegaanka Somaliland iyaga oona su’aalo ka waydiiyay shaqada...
Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Furay Shirkii Maamul Daadajinta Dawladaha Hoose
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ahna ku-simaha Madaxweynaha JSL ayaa ka qayb galay Shirka Hab-maamulka Dawladaha Hoose (Local Governance...