Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Prof Aadan Xaaji Cali oo ku sugan magaalada burco ayaa ka hadlay tirade dacwadaha ay qaadeen intii ay burco ku sugnaayeen iyo noocayadooda,sidoo kalena waxa uu ka hadlay xadhiga Wariye Axmed Muuse Sakaaro oo muddo laba todobaad ah ku xidhan magaalada Burco.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP