Magaalada Burco Oo Maanta Laga Tukaday Salaad Roob Doon Ah Wakhti Deegaanada Gobolka Togdheer Ay Ka Taagan Tahay Abaar Baahsan

0
827

Hargeysa, (HargeisaPress) —Iyada oo ay deegaanada gobolka togdheer qaarkood ka taagan tahay abaaro baahsan oo sababtay khasaare ah dhimashada xoolo badan ayaa waxa maanta magaalada burco laga tukaday salaad roob doon ah.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here