Dadwayne Cabasho ka muujiyey hab-dhaqanka Safaaradda Turkigu Somaliland ku leedahay.

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Qaar ka mid ah Dadka ku dhaqan Caasimada Hargeysa ayaa cabasho wayn ka muujiyay habka Safaarada Turkigu ula dhaqanto muwaadiniinta reer Somaliland...

Wasiirka Ganacsiga Iyo Maalgashiga Caalamiga Somaliland Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wefti Ballaadhan Oo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Weftigaasi wuxuu ka koobnaa khubaro iyo aqoonyahanno ka tirsan World Bank oo u kuur galayey sidii Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga looga taageeri...

Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Yeeshay Kalfadhigii 12aad

0
Gabiley, (HargeisaPress) —Xildhibaanada golaha deeganka gabiley ayaaa saaka fadhiistey kalfadhigoodii laba biloodlaha ahaa isla markaana kaga wada hadlayey horumarka arimaha bulshada  gobalka gabiley hadaba...

Daawo:-Bulshada reer burco oo ka dayriyay xaalaada nadaafadeed ee burco

0
Burco, (HargeisaPress) —dadwaynaha ku dhaqan magaalada burco oo ka dayriyay xaalada caafimaad ee burco goor roobab badan ka da,ayeen magaalada burco                                 Halkan ka daawo muqaalka  https://youtu.be/v7bY_6btHCY   Wariye:-Sakariye...

Badhasaabka Gobolka Sool Oo Ka Warbixiyay Weerar Xalay Dabley Hubaysani Ku Qaadeen Guriga Uu...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha gobolka sool mudane Mustafe Shine oo wakhti xaadirkan ku sugan magaalada hargeysa ayaa ka warbixiyay weerar ay xalay dabley hubaysan I...

Roobab Mahiigaan Ah Oo Ka Da’ay Deegaanka Fara-wayne Oo Khasaare Xoogan U Gaystay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wararka naga soo gaadhaya Deegaanka fara-wayne oo kamida deegaanada hoos yimaada gobolka maroodi-jeex ayaa sheegaya inuu ka da’ay deegaankaasi roobab mahigana oo...

Wasiirka Arrimaah Dibada oo Sheegay in lacag 15 Milyan oo Dollar Imaaradku Xaqul qali...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Xidhiidhka Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay Heshiiskii dhex maray Somaliland iyo Imaaradka...

DABLAY HUBAYSAN OO AAN HAYBTOODA LA GARANAYN OO RASAAS KU FURAY GURIGA BADHASABKA GOBOLKA...

0
Laascaanood, (HargeisaPress) —Guriga uu ka daganaa Magalada Laascanood Badhasabka Gobolka Sool  Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) ayaa Xalay Habeenimadi Sacadu markay Ahayd Abaaro 2:00 Habeenimo...

Warsaxaafadeed: Shirkii Xisbiga Kulmiye Washington DC Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ka qayb galay +...

0
Washington DC, (HargeisaPress) —Xisbiga Kulmiye qaybtiisa Washington DC ayaa habeenimadii Sabtida ee Bisha May 7-deeda ku yeeshay kulan balaadhan oo isugu jira xaflad iyo...

C/raxmaan Boore oo noqday Maskaxda Dekedda Berbera ka kiraynaya Imaaraadka iyo Xurgufta siyaasadeed ee...

0
Dubai , (HargeisaPress) — Weftiga Madaxweyne Siilaanyo ee Heshiiska la saxeexanaya dalka Imaaraadka si ay u isticmaalaan Dekedda Berbera ayaa mar kaliya waxa kazoo...