Madaxwaynaha Somaliland Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Lagu Soo Dhaweeyey Dalka Isutaga Imaraadka Carabta...

0
Dubai , (HargeisaPress) —Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftigii uu hogaaminaayey oo si balaadhan loogu soo dhaweeyey Imaaraadka, lana filayo inay...

Wasiirka Beeraha Oo Kulan La Xidhiidha Dardar-gelinta Diiwaangelinta Cod-bixiyeyaasha La Qaatay Dhalinyarada Gobolka Moroodi-jeex

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Beeraha Somaliland Dr. Maxamed Aw-daahir Ibraahim ayaa kulan balaadhan oo casho sharaf ah u fidiyay qaar ka mid ah dhalinyarada Gobalka...

Shirkadda Daabacaadda SAGALJET Oo Daahfurtay Diiwaan Lagu Ururiyey Sil-silad Suugaaneeddii SIINLEEYDA + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa si rasmi ah loo daah-furay buug lagu soo ururiyey silsiladii Siinleyda oo horraantii toddobaataneeyadii ka curatay dalkii la isku odhan jirey...

Madaxweyne Siilaanyo oo dalka dib ugu soo noqday, ka dibna uga sii gudbay Isu-tagga...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland,mudane Axmed Maxamed Siilaanyo iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa  maanta abbaaro 2:00 Duhurnimo ku soo laabtay dalka, ka dib markii...

Madaxweynaha Djibouti oo Maanta la Dhaariyay isagoo sheegay inuu Dalka Gaarsiinayo Horumar + SAWIRRO

0
Djibouti, (HargeisaPress) —Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta markii 4-aad loo caleemo-saartay loona dhaariyay xilka madaxweynenimo ee dalka Jabuuti, kaddib markii xilka...

Mujaahid Ibraahim-dhegaweyne Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Madaxweyne Siilaanyo iyo Xukuumadiisa

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Mujaahid Ibraahim Cabdillaahi Xuseen (Dhegaweyne), ayaa si adag u dhaliilay Madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumadiisa, waxaanu wax laga damqado ku tilmaamay dekedda...

Daawo:-dhacdadii shilkii ka dhacay deegaanka karashar ee duleedka magaalada burco

0
Burco, (HargeisaPress) —dhacdadii shilkii ka dhacay deegaanka karshar ee duleedka magaalada burco isla markaana ku nafwaayeen dhalinyaro reerburco ah                               Daawo muuqaalka warka  https://youtu.be/A0gc1ToNcTE Wariye:-Sakariye Cabdiraxmaan Ibraahin HargeisaPress...

Somaliland: Maxkamadda Sare oo dhaarisay Xildhibaan Cusub oo ku Soo Biiray Golaha Guurtidda

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Mudane Bedel Sh.Khaliif Sh.Xasan Gudaal ayaa maanta loo dhaariyay inuu ka mid noqdo  Golaha Guurtida Somaliland.   Sida wax lagu sheegay War-saxaafadeed  maanta...

“Qofka halkan ka carara waxuu saluugay dalkiisii, diintiisi iyo Ilaahay…,Kufriga iyo in Ilaahay laga...

0
“Qaawanaantu waa dawooyinka dhakhtaradu ku taliyo dadka, oo fiitamiin D ayaa kugu yaraadee, qoraxda isku dhig….”  “Xabaasha qofka wakhti ayaa lagaa kireynaya (sannado) mudadda ka...

SONYO Doorka Ay Ku Leedahay Meertada Nolosha Da,Yarta Somaliland Waa Mid Noocee Ah? Qalinka:...

0
HargeisaPress —Maalmihii u dabeeyay waxaa warbaahinta ku jiray doodo iyo hadallo ku saabsan ururada isu tagay ee ku midoobay dallad loogu yeedho SONYO,oo la...