Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Yeeshay Kalfadhigii 12aad

0
841

Gabiley, (HargeisaPress) —Xildhibaanada golaha deeganka gabiley ayaaa saaka fadhiistey kalfadhigoodii laba biloodlaha ahaa isla markaana kaga wada hadlayey horumarka arimaha bulshada  gobalka gabiley hadaba kalfadhigaaanka waxa kasooo qayb galay 14 xildhibaan isla markaana ka mid gudiyada laamaha xafiisyada dawlada hoose sida waaxda arimaha bulshada waax dhulka sidoo kale waaxda diiiwangalinta dawlada hoose hadaba kalfadhigan oo uu hogaaminayey maayarka dawlada hoose ee gabiley iyo maayar kuxigeenka ayaa aad iyo aad isla gorfeeyey waxyaabo badan oo la taaban karo oo ka mid adeegyada arimaha bulshada dawlada hoose waxyaabihiii ay qabteen ee hirgalay ee lagaga wada Hadley kalfadhiyadii hore.

 

Hadaba shirkan kalfadhiga ah ee xildhibaanada dawlada hoose ayaaa ahaa mid qiimo badan oo la isku dhaafsaday hirgalin iyo mashaariic ay sameeyen laamaha xafiisyada dawlada hoose ee gabiley sidooo kale maayar mahamde aamin cumar abdi oo hogaaminayey shirkan ayaa usoo gudbiyey xildhibaanada iney mahiim yahay kalfadhigani islaa markaana la wax badani ay qabsoomeen dawlada hoose ahaan isagoo ugu xildhibaanada gudiyada ah iney halkaa kasii wadaan dadaalkooda ay uhayaan dadwaynaha reer gabiley.

maayirka gabiley

Hadab shirkan oo ahaa mid lagu wado qanacsanyahay isla markaan la isla meel dhigay waxqabad iyo horumar ay sameeyen dawlada hoose ee gabiley madaama uu gobalkani soo mareen abaaro baahsan oo dhibtooda leh oo uuu maayarka gabiley hooo iyo hiilba ugalay dadwaynihiiisa abaaruhu haleelen oo kala qayb qaatay waxqabad la taaban karo sidoo kale maayarka aamin cumar cabdi u sheegay xildhibaanada in aad loogu qayb qaato maaalinta qaranka jamhuuriyada somaaliland ee 18ka may aadna loo wayneeyo maalinta qaranka.

 

Abdikareem Mahamed Aw,Aadan — HargeisaPress — Gabiley

Email:  wacay28@hotmail.Com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here