Somaalilaand & Itoobiya oo dhinaca Caafimaadka Heshiisyo kaga Gaadhay Addis Ababa.
Addis Ababa,(HargeisaPress) —Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Jamhuuriyada Soomaalilaand Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo Toosiye) ayaa heshiisyo dhinaca Caafimaadka kula saxeexday magaalada Addis Ababa Wasiirka...
Sheekh Aadan-Siiro Oo Xukuumadda Ku Canaantay Soo Noqnoqoshada Colaadda Ceel Af-weyn
Hargeysa (HargeisaPress) — Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa mar kale Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay Colaadda soo noqnoqotay ee ka...
Waayo Aragnimaa Rag Isdhaafisay Maayar Amiin Iyo Ex: Maayar Shucayb (Keebaa Siyaasiya).
Marka hore labada masuul oo laba masuul oon sidaa ukala waynayn xaga da'da laakiin waxaynu odhan karnaa waxay ku kala tagayaan khibrada iyo maamulka
Qaybtiinee...
“Hannaankii Wax Lagu Dooran Jiray Ma Hayno, Duruufaha Jiraana Ma Suurto Galinayaan Doorasho Xor...
Hargeysa (HargeisaPress) —Dimuqraadiyadda Somaliland haatan waa qaan-gaadh marka laga soo bilaabo 31kii May 2001 oo ahayd maalintii la meel mariyey Dastuurka Somaliland ee suurto...
“Guuldarada Waxa Ka Mid Ah Shay Arrimood, Oo Hadii Xishoodka Qofka Naftiisa Laga Waayo...
“Qofku haduu ku rido xaaraan calooshiisa, waxay sabab u noqonaysa in ducadiisa la aqbali waayo..”
Hargeysa (HargeisaPress) —Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa sheegay in...
HAMBALYO MEHER: Yusuf Abdirahman Aw Yusuf iyo Maha Maxamoud Cilmi + SAWIRRO
HargeisaPress — Aabo Cabdiraxman Yusuf Ducaale (Boobe), Hooyo Faadumo Xasan Diiriye, Caynan Boobe Yusuf Ducaale, Bilan Boobe Yusuf Ducaale, Ayaale Boobe Yusuf Ducaale, Hooyo...
HAMBALYO AROOS: Ahmed-daahir Maxamud Aw Faarax Iyo Fadxiya Xaaji Maxamed + SAWIRRO
HargeisaPress — Aabo Maxamud Aw Faarax, Hooyo Faadumo Ibraahin Guled, Aamina Maxamud Aw Faarax, Cabdi Maxamud Aw Faarax, Xaaskiisa Saynab Cabdilaahi Xaaji, Cumar Xuseen...
Madaxwayne Siilaanyo Oo Cafis U Fidiyey In Ka Badan 400 Oo Maxbuus Oo Jeelasha...
Hargeysa (HargeisaPress) —Warar xog ogaal ah oo soo gaadhaya xafiiska shabakada wararka HargeisaPress kana soo gaadhay ilo wareedyo loogo qaateen ah ayaa waxay sheegayaan...
Xisbiga WADDANI oo Galabta Tartan Ciyaareed Hargeysa uga Furay Laba Kooxood oo Ka Kala...
Hargeysa (HargeisaPress) —Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa galabta tartan ciyaareed u furay laba kooxood oo mid ka mid ahi ka socotay gobalka Gabilay...
Shacabka Caasimada Hargeysa Oo Sicir Bararka Xadhkaha Goostay Ku Eedeeyey Wasiirka Maaliyadda Somaliland Iyo...
Hargeysa (HargeisaPress) —Shacabka magaalada Hargeysa oo ka hadlay sicir bararka xadhkaha goostay ee dalka ka jira ayaa waxay dusha u saareen sicir bararkaasi wasiirka...