Tog-Wajaale Dhismayaasha Laga Bineeyay Badhtamaha Toga-Biyo Mareenka ah ee Ganacsatadu Kala.Boobayso iyo Shacabka oo...
Tog-Wajaale,(HargeisaPress)-Dhismayaal Fara baddan ayaa Toddobaadkii u Dambeeyay, Laga dhex bilaabay Gudaha Togga Biyo-Mareenka ah ee u Dhexeeya Labadda Magaalo ee Tog-Wajaale Somaliland iyo Tog-Wajaale...
Hal Qof Oo Dhintay Guri Gubtay Halka Laba Kalana Ku Dhaawacmeen Xaafada Libaaxyada Ee...
Hargeysa- Ilme yar oo 9 bilood jiray ayaa ku dhintay ,laba carruur ah oo kalena waa ku dhaawacmeen , kadib markii uu gurigii ay ku...
“Murashax/Ganacsade Bookh; Muwaadin Shacabkiisa Uga Waxqabad Iyo Damqasho Batay Kuwii Ay Doorteen”
GABILEY,(HargeisaPress)- Murashaxa Maxamed Cabdilaahi Jaamac Bookh Waa Muwaadin Ganacsade ah Oo Door Muuqda ka Qaatay Bilicda Iyo Horumarka Magaalo Madaxda Gobolka Gabiley Isagoo Ka...
Koox Ku ciyaaraysa Magaca Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta oo Ka Qaybgeli doona Tartanka Kooxaha...
Hargaysa (HargeisaPress)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mukhtaar Maxamed Cali ayaa Kulan la qaatay Koox ku Ciyaarta Magaca wasaaradda Warfaafinta kuwaas oo...
Gudoomiyaha Jaaliyada Holland oo hawlo shaqo u tagaya Somaliland
Hargeysa,(HargeisaPress)-Guddoomiyaha Jaaliyadda Somaliland ee dalka Holand Maxamuud Cabdale Digaale ayaa u ambabaxay Somaliland isaga oo hawlo shaqo u tagaya sida u ku soo Waramay...
Boris Johnson oo oo ku guuleystay doorashadii Britain
Boris Johnson ayaa dib ugu laaban doona xafiiska Downing Street isaga oo si aqlabiyad ah ugu guulaystay doorashadii dalkaasi ka dhacday shalay.
Xisbiga Mr Johnson...
Masuuliyiinta Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka oo Kulan la Qaatay Lix Shirkadood oo u...
Harrgaysa (HargeisaPress)-Masuuliyiinta Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland oo ay wehelinayeen Madaxda sare ee Hay’adda Horumarinta Waddooyinka Somaliland ee RDA (Road Development Agency),...
Dr. Maxamed Axmed Iyo Samafalayaal Turkiya oo ku wajahan Somaliland.
ISTANBUL- Wefti balaadhan oo ay ka mid yihiin Dr. Maxamed Axmed Maxamed oo ah digtoor Soomaali ah oo ka hawlgala cusbitaalada Turkiga iyo Samafalayaal...
Madaxweyne Biixi oo madaxda mucaaradka ugu baaqay miiska wada hadalka iyo Faysal & Cirro...
Hargeysa(HargeisaPress)-Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa xisbiyada mucaaradka ah ugu baaqay in ay kulan isugu yimaadaan si ay u xaliyaan khilaafka ka taagan arrimaha doorashooyinka...
Madaxweynaha Somaliland Oo Daah-furay Mashruuca Lagu Hirgelinayo Aagga Cashuuraha Ka Caagan ee Dekedda Berbera...
Hargeysa-(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u daah-furay mashruuc ballaadhan oo lagu hirgelinayo Aagga cashuuraha ka caaggan ee dekedda...