Xoog iyo Caadifad Shaqayn Mayso ee waa in la Helo Sharci Lagu Ciqaabo Dadka...
HARGEISA-Dadka bani’aadamka ahi waxay u dhasheen ama Ilaahay (SWT) u abuuray inay caqli ahaan iyo jidh ahaanba xor noqdaan, iyagoo jecel inay rabitaanka iyo...
Dowladda Somaliland oo caddaysay in aan xadhiga badda Jabuuti la soo marinayn Berbera
Hargeysa (HargeisaPress)- Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Tignoolojiyadda Jamhuuriyadda Somaliland Prof. Cabdi-weli Sheekh Cabdillaahi Suufi Jibriil, ayaa sheegay in xadhiga isgaadhsiinta xambaara ee ay dowladda Jabuuti...
Somaliland: Maxkamadda Sare oo Qaab Sulux Lagu Wada Qancay ku soo Afjartay Guri la...
“Waxa jira dad hantiilayaal ah oo haddana faqiir ah oo aan manaafacaadsan karin hantidooda oo dacwado ka taagan yihiin, Maxkamaduhuna xayiraad saareen, markaa waxa...
Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Denmark u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya.
Hargeysa,(HargeisaPress) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Denmark u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Amb. Mette Knudsen oo...
Djibouti oo xadhig intenet soo marinaysa Berbera iyo su’aalaha la iska weydiinayo
Jabuuti(HargeisaPress)-Dalka Jabuuti ayaa soo dhawayn u sameeyay xadhiga badda hoosteeda mara ee Internet-ka kaas oo loogu talo galay in ay Jabuuti gaadhsiiso dalalka qaarada...
Madaxweyne Biixi Oo Cusbitaalka Ku Booqday Madaxweyne Ku Xigeenkii U Horeeyey Ee Somaliland+ SAWIRRO
Hargeysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta booqasho ugu tegay Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland, Mujaahid Xasan Ciise Jaamac oo xaalad caafimaad loo...
Dowladda Jabuuti oo Daah-furtay Xadhkaha Isgaadhsiinta Badda la Mariyo oo Shirqool Dhaqaale ku ah...
HARGEYSA - Xaflad lagu qabtay magaalada Jabuuti maanta oo ay taariikhdu tahay 20 January 2020, kana qaybgaleen Ra’iisal-wasaaraha Jabuuti Md. Cabdiqaadir Kaamil Maxamed, xubno...
Madaxwayne Biixi Oo Isku shaandhayn Kooban Sameeyay Iyo Xubnaha u Xilalkii Ka Qaaday
Hargeysa—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadoodu kala tahay JSL/XM/XKQ/222/1-443/012020 iyo JSL/XM/WM/222-444/012020, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku...
Agaasimaha Cisbitaalka Hargaysa Oo Ka Markhaati Furay Xaalada Rasmiga Ah Ee Ka Jirta Dhakhtarka
Hargeysa,(HargeisaPress)- Agaasimaha cisbitaalka guud ee magaalada hargaysa Dr Yaasiin Carab ayaa ka jawaabay dhaliilo mudooyinkii udanbeeyay loosoo jeediyay adeegyada dhakhtarka wayn
Sidoo kale dr yaasiin...
Xildhibaan Stephen Doughty Baarlamaanka Ingiriiska Ku Soo Bandhigay Qaddiyada Somaliland Iyo Xildhibaan Kale Oo...
Hargeysa- Xildhibaan Stephen Doughty oo ka mid ah Baarlamaanka Ingiriiska ayaa dood ka socotay toddobaadkan aqalka Baarlamaanka ee dalkaas, wuxuu kaga hadlay Somaliland iyo sida...