Gudoomiyaha Jaaliyada Holland oo hawlo shaqo u tagaya Somaliland

0
662

Hargeysa,(HargeisaPress)-Guddoomiyaha Jaaliyadda Somaliland ee dalka Holand Maxamuud Cabdale Digaale ayaa u ambabaxay Somaliland isaga oo hawlo shaqo u tagaya sida u ku soo Waramay wariye Cabdikariim qoorgaab.

Halkan hoose ka daawo warka

Cabdikarin Qooraagab -HargeisaPress News Desk – Hargeysa 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here