Agaasimaha Cisbitaalka Hargaysa Oo Ka Markhaati Furay Xaalada Rasmiga Ah Ee Ka Jirta Dhakhtarka

0
653

Hargeysa,(HargeisaPress)- Agaasimaha cisbitaalka guud ee magaalada hargaysa Dr Yaasiin Carab ayaa ka jawaabay dhaliilo mudooyinkii udanbeeyay loosoo jeediyay adeegyada dhakhtarka wayn

Sidoo kale dr yaasiin carab ayaa sheegay in haamaha lagu kaydiyo oxgentu ay xumaadeen

HALKAN KA DAAWO MUUQAALA WARKAN

LEAVE A REPLY