HARGEYSA: Wasiirka Warfaafinta Oo Maanta Cusbitaalka Ku Booqday Mid Kamida Shaqaalaha Wasaarada Oo Dhawaac...
Hargeysa(HargeisaPress) – Wasiirka warfasfinta dhaqanka iyo wacyi galinta jsl mudane Sulayman Yuusuf Cali Koore ayaa saaka ku booqday hospitalka guud ee magalada hargeisa wariye...
”Farmaajo Wuxuu Quudhi Waayay Inuu Somaliland Yidhaahdo” Qoraa Boobe Yuusuf.
Hargeysa(HargeisaPress) – Muj cabdiraxmaan Yuusuf ducaale boobe ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalo deel qaaf ku ah shacabka somaliland oo kasoo yeedhay madaxwayne farmaajo
Sidoo...
Xisbiga Wadani Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Shacabka Faah Faahin Ka Siiyo...
Hargeysa(HargeisaPress) –Xoghayaha Guud Ee xisbiga WADDANI Mudane Khadar Xuseen Cabdi ayaa xukumadda madaxweyne Biixi ugu baaqay in ay faahfaahin ka bixiso kulankii madaxweynuhu magaalada...
Wasaarada Waxbarashada Oo Shaacisay Wakhtiga Rasmiga Ah Ee Loo Fadhiisanayo Imtixaanka Shahaadiga.
Hargeysa(HargeisaPress) –Agaasimaha guud ee wasaarada waxbarshada Somaliland Axmed Abokor ayaa Maanta shaaciyay wakhtiga rasmiga ee loo fadhiisanayo imtixaanka shaadiga.
https://youtu.be/67E-YpUgzDs
Hay”adda Shaqaalaha Somaliland oo Shaacisay Natiijada Tartamayaal Ku Guulaystay 20 Kaalin Shaqo
Hargeisa (Hargeisa Press)- Hay”adda shaqaalaha dawladda Somaliland ayaa waxaa ay shaacisay natiijada tartamayaal ku guulaystay labaatan kaalin shaqo oo ka mid ah 26 kaalin...
Shil Baabuur oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Ka Dhacay Gabiley
Gabiley (Hargeisa Press) - Alle ha u naxariistee hal qof ayaa ku dhintay, mid kalena waxa ka soo gaadhay dhaawac shil baabuur oo maanta...
Madaxweyne Biixi oo Saaka Kormeeray Tartan Aan Hore Uga Qabsoomin Somaliland oo Dhexmari Doona...
Hargeysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo saaka kormeer ku tegay xarun loogu talo-galay in lagu tartan siiyo Geela ugu caanaha badan Somaliland...
Falanqaynta Sababta ay kulankii Addis Ababa uga aamuseen Raysalwasaare Abiye, Madaxweyne Biixi iyo...
Abiy Axmed, wuxuu dedaalay u galay inuu is horfadhiisiyo Madaxweyne Biixi iyo Madaxweyen Farmaajo
Hargeysa(HargeisaPress)-Raysalwasaaraha Itoobiya Abiye Axmed ayaa ku guulaystay inuu kulan isku horfadhiisiyo...
Agaasimaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Gudoomiyaha Gobolka Gabiley Oo Ka Hadley Xadhiga Gudida Tog-Wajaale iyo...
Tog-Wajaale(HargeisaPress)—Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Jidadka Cumar Sayidd Cabdilaahi Aadan iyo Gudoomiyaha Gobolka Gabiley Maxamed Cismaan Xaaji Axmed ayaa Wadaji uga hadley Kadib...
Abaabulka Mudoharaad Oo Ka Socda Magaalada Wajaale Iyo Doorka Ay Ku Leeyihiin Xubno Kamid...
wajaale, (HargeisaPress)- Qaarkamid ah shacabka ku dhaqan Magaalo ganacsiyeedka tog wajaale oo ay hormuud ka Ahaayeen xubno kamid gudida ganacsatada magaalada tog wajaale ayaa...