“Xisbiyada Mucaaridka Waxaan Leeyahay Waaqica Hala Aqbalo, Oo Buuqa Hayska Daayaan”Gudoomiye Saleebaan.

0
Gudoomiye Saleebaan Oo Sheegay In Doorashadu Dhacay Wakhtigii Ay Umudeeyeen, Fariina Udiray Xisbiyada Mucaaridka. Hargeysa,(HargeisaPress) -Gudoomiyaha golaha guurtida somaliland oo saaka ka hadlay falfadhigii golaha...

Wasiirkii Hore Ee Qorshaynta Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Rasaasta Laga Daayo Magaalada Boorama.

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Wasiirkii hore ee wasaarada qorshaynta cawaale shirwac ayaa xukuumada madaxwayne biixi ku eedeeyay in ay iyadu ka danbayso xaalada ka taagan magaalada boorama ugu...

Somaliland: Qisada Waashmaankii Jaamacaddii uu Illaaladda ka Ahaa ka Noqday Masuulka

0
Hargeysa -- Jaamac Axmed Xuseen, waxaa bar bilowgii shaqadiisa ka soo bilaabay sanadkii 2004-tii ilaalinta Jaamacadda Hargeysa oo uu ka noqday Waardiye ama qofba...

Sheekh Xasan Diheeye oo Weeraray Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Gudaha Somaliland iyo Xukuumadda

0
Sheekh Xasan Diheeye: “Wasiirku Culimadii ma Arag, Cidna ma arag ee intuu Inaadiirkii soo ag-fadhiistay buu ka Agleeyahay ku Soo Caddeeya inuu Diinta Caayey…...

“Maxkamadda ay sheegayaan DP World mid anaga na qabata ma aha waxay naga qaadi...

0
Djibouti (HP): Madaxweynaha dalka jamhuuriyadda Jabuuti ayaa sheegay in aanay marnaba qadanaynin go’aankii ay maxkamad ku taalla magaaladda London dhawaan gaadhay ee la xidhiidhay...

Dalka China Oo Ingiriiska Ka Codsaday Marada Af-Xidhka Ah Ee Cudur-Sidaha Coronavirus La Iskaga...

0
Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Shiinaha ayaa ku dhawaaqday in dalkeedu uu baahi badan u qabo marada caafimaadka ee danka iyo afka lagu xidho,...

Fadhigii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Lagu Lafo Guray Arrimo Muhiim U Ah Bulshada

0
Hargaysa(HargeisaPress)-Fadhigii 54aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan...

Safaarada Ingiriiska Ee Somalia oo Soo Bandhigtay Mashaariico Horumarineed oo Ay Somaliland Ka Taageerto

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Safaaradda ingiriiska ee Soomaaliya ayaa waxaa ay soo bandhigtay mashaariico horumarineed oo ay ka taageerto xukuumadda Somaliland. Qoraal ay safaarada Ingriiska ee...

Wasiirka Ganacsiga Soomaliland Iyo Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Oo Si diiraan loogu soo dhaweeyay Holland...

0
Schiphol, (Hargeisa Press)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga,Warshadaha iyo Dalxiiska mudane Maxamuud Xasan Sacad Saajin Iyo Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga  Somaliland Md. Jamal caydiid Ibrahim ayaa caawa soo...

Wasaaradda Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Ayaa Mamnuucday Ka Ganacsiga Gaadiika Dab-Damiska

0
Hargaysa (HargeisaPress) Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka JSL ayaa soo saaray Wareegto Wasiir oo uu ku mamnuucday ka ganacsiga Gaadiidka loo adeegsado bakhtiinta...