Wasiirka Ganacsiga Soomaliland Iyo Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Oo Si diiraan loogu soo dhaweeyay Holland +SAWIRRO

0
1181

Schiphol, (Hargeisa Press)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga,Warshadaha iyo Dalxiiska mudane Maxamuud Xasan Sacad Saajin Iyo Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga  Somaliland Md. Jamal caydiid Ibrahim ayaa caawa soo gaadhay Wadanka Holland.

Waxaana madaarka Schiphol airport kusoo dhaweeyay Jaaliyada Somaliland ee dalka Holland, Ugu horayn Waxaa Halkaas ka hadalay gudoomiye ku xigeenka jaaliyada Somaliland Md. Ahmed Aden Oo ku hadalay magaca gudoomiye jaaliyada Somaliland Md. Mohmoud Abdalle Digaale oo hawal shaqo ku maqnaa.

Gudoomiyaha ku xigeenku wuxuu waftiga uu sheegay ka jaliyada aahan inay markasta sidaan oo kale usoo dhaweeyan masuuliyiinta qaranka.

Sidoo kale waxaa iyagana goobtaas ka hadalay wasiirka iyo gudoomiyaha Rugta Ganacsiga oo sii isku midaha uguu mahad naqay jaliyada somaliland ee wadanka Netherlands Waxayna Xuseen inuu safarkoodu ahaa mid shaksiya.

Weftigan ka socday xukuumadda Somaliland ayaa dhawaan dalka jamhuuriyadda Czech kaga qayb galay shir caalamiya oo ku saabsan arrimaha ganacsiga iyo maalgashiga.

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADDA

Abdikarim Qoorgaab HargeisaPress – Holland 

LEAVE A REPLY