Wasaaradda Caafimaadka Oo Sheegtay In Aanay Jirin Dad Covid_19 Qaba Oo Baxsaday, Balse Ay...
Hargeysa (HargeisaPress) – Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa ka hadashay Warar sheegaya in Dad laga helay Xanuunka Dunida ku faafaya ee Covid_19 ka baxeen...
Somaliland: Guddiga Ka Hor Taga Covid-19 Oo Go’aamo Cusub Soo Saaray
Hargaysa (HP): Guddida heer qaran ee xakamaynta cudurka Corona virus, ee Somaliland ayaa maanta soo saaray go’aamo kala duwan oo ay bulshada ugu direen...
Somaliland oo laga helay Saddex qof oo kale Oo Qaba COVID 19
Hargeysa— Wasiir Horumarinta Caafimaadka Somaliland Ayaa Sheegay In 3 Qof Oo Kiisaskii Xanuunka Corona Ah Laga Helay Somaliland.
Wasiirka caafimaadka Somaliland wuxuu sheegay in seddex...
Somaliland oo Sheegtay Inay Keentay Qalabka Lagu Baadho Cudurka Coronavirus
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay maanta shaacisay inay dalka keentay qalabka lagu baadhayo xanuunka Coronavirus.
Waxaana sidaasi sheegay Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka...
Soomaaliya: Qofkii labaad oo Coronavirus u geeriyooday
Muqdisho (Hargeisa Press) – Wasiiru dowlihii Wasaaradda cadaaladda Maamulka Hirshabeelle Xildhibaan Khaliif Muumin ayaa maanta xanuunka Coronavirus ugu geeriyooday magaalada Muqdisho.
Dhimashadiisa ayaa waxaa xaqiijiyay...
“Gacmo shisheeye ayaa ka danbeeya salaadiintan oo dhaq-dhaqaajinaya wax qarsoon ma aha waxaan leeyahay...
Hargaysa,(HargeisaPress)- Xildhibaan C/raxmaan Cismaan Xasan (Shaadh), oo ka tirsan golaha Guurtidda Somaliland ayaa ugu baaqay madax dhaqameedka in aanay faro-gelin arrimaha siyaasadda iyo wadahalka...
‘Dunidu waxay gashay hoos u dhacii dhaqaale ee ugu darnaa tan iyo 1930-kii’
Feyraska safmarka ah ee Corona, wuxuu ku keenay korriinkii dhaqaalaha dunida inuu galo xaalad hoobad ah sannadkan. Sida ay ku qaylo-dhaantay Madaxa hay'adda Lacagta...
Warqad furan oo ku socota Madaxwaynaha Somaliland
Warqad furan oo ku socota Madaxwaynaha J/H Somaliland Mudane Madaxwayne waxaan halkani kuugu soo gudbinaynaa talo qaran iyo nasteexo inoo wada dan ah. Marxalada...
Dawladda Imaaraadka Oo Noqotay Dawladdii Ugu Horaysay Oo Kaalmo Caafimaad Oo Lagaga Hortagayo Coronavirus...
Hargeysa,(HargeisaPress)– Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta mucaawinadii ugu horaysay ee gurmadka xanuunka Coronavirus soo gaadhsiisay Jamhuuriyadda Somaliland, subaxnimadii hore ee saaka ayaa waxaa Garoonka...
Tariikhda Abwaan Xudeydi Boqorkii Cuudka oo ku geeriyooday London
London— Alle ha u naxariistee, waxaa Magaalada London ku geeriyooday, fannaan, laxamiiste, abwaan Axmed Ismaaciil Xuseen 'Xudaydi, oo loo yaqaannay Boqorkii Cuudka, maadaama uu...